(World) 01 Apriil 2019. Waxaa la shaaciyey sawirro laga soo uruuriyey xiddigaha caanka ah ee adduunka, kuwaasoo dheela ciyaaraha kala duwan.
Sawirradan waxaa laga soo uruuriyey ciyaartoyda ciyaarta kubadda cagta, kubbada gacanta, feerka, dabaasha, Tayniska iyo wixii la mid ah.
Waxaa ka soo muuqday xiddigo waa weyn oo magac ku leh kubadda cagta adduunka kuwaasoo dheela isboortiga heerarkiisa kala duwan.
Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa ka soo muuqday sawirradan oo la is-garab dhigay markii ay yaraayeen illaa sanadkii hadda dhammaaday ee 2018.
Haddaba halkaan hoose ka eeg magacyada xiddigaha, sawirrada taariikhda ay ahaayeen iyo heerka ay ka ciyaaraan isboortiga:-
David Beckham (1993, 2018), Soccer
Roger Federer (1998, 2018), Tennis
Cristiano Ronaldo (2003, 2018), Soccer
Serena Williams (1998, 2018), Tennis
Floyd Mayweather Jr. (1998, 2018), Boxing
Xabi Alonso (2003, 2018), Soccer
Ana Ivanović (2005, 2017), Tennis
Arturo Vidal (2006, 2018), Soccer
Mesut Özil (2006, 2018), Soccer
Lionel Messi (2005, 2018), Soccer
Arjen Robben (2002, 2018), Soccer
Daniele De Rossi (2004, 2018), Soccer
Sergio Ramos (2004, 2018), Soccer
Cesc Fàbregas (2003, 2018), Soccer
Andrea Pirlo (1998, 2018), Soccer
LeBron James (2003, 2018), Basketball
Rafael Nadal (2000, 2018), Tennis
Venus Williams (1990, 2018), Tennis
Kobe Bryant (1996, 2018), Basketball
Virat Kohli (2008, 2018), Cricket
Maria Sharapova (2001, 2018), Tennis
Diego Maradona (1979, 2018), Soccer
Pete Carroll (1994, 2018), Football
Mike Tyson (1980, 2018), Boxing
Michael Phelps (2001, 2018), Swimming
Lorena Ochoa (2003, 2017), Golf
Nadia Comăneci (1976, 2018), Athletics
David Villa (2006, 2018), Soccer
Andrés Iniesta (2005, 2018), Soccer
Derek Jeter (1992, 2018), Baseball
Pete Sampras (1990, 2018), Tennis
Patrick Kane (2009, 2018), Ice hockey
Pelé (1962, 2017), Soccer
Oscar De La Hoya (1990, 2018), Boxing
Usain Bolt (2002, 2018), Athletics
Valentino Rossi (1997, 2018), MotoGP
Neymar (2009, 2018), Soccer
Martin Brodeur (1996, 2018), Ice Hockey
Manny Pacquiao (1996, 2018), Boxing
Sachin Tendulkar (1992, 2017), Cricket
Kareem Abdul-Jabbar (1966, 2018), Basketball
Lee Trevino (1968, 2018), Golf
Kevin Durant (2006, 2018), Basketball
Gerard Piqué (2009, 2018), Soccer
Steve Nash, (2002, 2018), Basketball
Wayne Gretzky (1970, 2018), Ice hockey
Sergey Bubka (1985, 2018), Athletics
Ray Bourque (1979, 2017), Ice hockey
Sidney Crosby, (2003, 2018), Ice hockey
Rory McIlroy (2005, 2018), Golf
Novak Djokovic (2005, 2018), Tennis
Brian Lara (1992, 2017), Cricket
Phil Mickelson (1991, 2018), Golf
Shane Warne (1990, 2018), Cricket
Björn Borg (1970, 2018), Tennis
Gool FM.