(France) 21 Oct 2019. Majaladda “France Football” ee dalka France ayaa si rasmi ah shaaca ka qaaday fiidnimada caawa oo Isniin ah, liiska qeybta koowaad ee magacyada musharixiinta abaal-marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or ee ah ciyaaryahanka ugu fiican adduunka sannadka 2019.
Haddaba xiddigaha ilaa iyo hadda ku soo baxay liiska xiddigaha u sharaxan ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or 2019 ayaa kala ah:
Mohamed Salah (Liverpool | Egypt)
Eden Hazard (Chelsea/Real Madrid | Belgium)
Marquinhos (PSG | Brazil)
Raheem Sterling (Man City | England)
Joao Felix (Atletico | Portugal)
Lionel Messi (Barcelona | Argentina)
Riyad Mahrez (Man City | Algeria)
Kevin de Bruyne (Man City | Belgium)
Kalidou Koulibaly (Napoli | Senegal)
Antonie Griezmann (Atletico/Barcelona | France)
Virgil van Dijk (Liverpool | Netherlands)
Bernardo Silva (Man City | Portugal)
Heung-min Son (Tottenham | South Korea)
Robert Lewandowski (Bayern Munich | Poland)
Roberto Firmino (Liverpool | Brazil)
Cristiano Ronaldo (Juventus | Portugal)
Alisson Becker (Liverpool | Brazil)
Matthijs de Ligt (Ajax/Juventus | Netherlands)
Karim Benzema (Real Madrid | France)
Georginio Wijnaldum (Liverpool | Netherlands)
Kylian Mbappe (PSG | France)
Trent Alexander-Arnold (Liverpool | England)
Donny van de Beek (Ajax | Netherlands)
Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal | Gabon)
Marc-Andre ter Stegen (Barcelona | Germany)
Sadio Mane (Liverpool | Senegal)
Sergio Aguero (Man City | Argentina)
Frenkie de Jong (Ajax/Barcelona | Netherlands)
Hugo Lloris (Tottenham | France)
Dusan Tadic (Ajax | Serbia)
Gool FM.