(Yurub) 23 Mar 2020. Warbixintan waxaan ku eegeynayaa 10-ka ciyaaryahan ee ugu fiican Yurub waqtigaan, kuwaasoo da’doodu ka hooseyso 23-ka sano, waxaana hoggaaminaya Mbappe, Alexander-Arnold, Sancho & kuwo kale.
Waxaa jiro xiddigo badan oo da’yar kuwaasoo bandhig ilqabad leh ku soo bandhigaya qaaradda Yurub, haddaba waa kuwee 10-ka laacib ee ugu fiican Yurub kuwaasoo da’doodu ka yar tahay 23-ka sano?.
Halkaan hoose ka eeg 10-kaa laacib magacyadooda kooxaha ay ka tirsan yihiin & boosaska ay ka ciyaaraan:-
10 – Joe Gomez
Da’da uu jiro: 22
Kooxda uu ka tirsan yahay: Liverpool
Booska uu ka ciyaaro: Daafac dhexe
9 – Gabriel Jesus
Da’da uu jiro: 22
Kooxda uu ka tirsan yahay: Manchester City
Booska uu ka ciyaaro: Weerarka
8 – Marcus Rashford
Da’da uu jiro: 22
Kooxda uu ka tirsan yahay: Manchester United
Booska uu ka ciyaaro: Weerarka
7 – Lautaro Martinez
Da’da uu jiro: 22
Kooxda uu ka tirsan yahay: Inter
Booska uu ka ciyaaro: Weerarka
6 – Frenkie de Jong
Da’da uu jiro: 22
Kooxda uu ka tirsan yahay: Barcelona
Booska uu ka ciyaaro: Khadka dhexe
5 – Martin Odegaard
Da’da uu jiro: 21
Kooxda uu ka tirsan yahay: Real Sociedad
Booska uu ka ciyaaro: Khadka dhexe ee weerarka
4 – Erling-Braut Haaland
Da’da uu jiro: 19
Kooxda uu ka tirsan yahay: Borussia Dortmund (iyo RB Salzburg)
Booska uu ka ciyaaro: Weerarka
3 – Trent Alexander-Arnold
Da’da uu jiro: 21
Kooxda uu ka tirsan yahay: Liverpool
Booska uu ka ciyaaro: Garabka midig ee daafaca
2 – Jadon Sancho
Da’da uu jiro: 19
Kooxda uu ka tirsan yahay: Borussia Dortmund
Booska uu ka ciyaaro: Garab Weerar
1 – Kylian Mbappé
Da’da uu jiro: 21
Kooxda uu ka tirsan yahay: PSG
Booska uu ka ciyaaro: Weerarka
Gool FM.