(Yurub) 30 Okt 2020. Waxaa caawa la ciyaaray kulamo aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada labaad wareega Group-yada tartanka UEFA Europa League ee xilli ciyaareedkan 2020/21.
Kooxaha Arsenal, AC Milan, Roma,Leicester City iyo Napoli ayaa ka mid ahaa kooxihii ugu muhiimsanaa ee caawa ciyaaray kulammadii koobka horyaallada Yurub ee UEFA Europa League.
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa kaga adkaatay 3-0 kooxda Dundalk, iyaddo ay goolasha kaga mahad celineyso xiddigaha Edward Nketiah, Joseph Willock, , iyo Nicolas Pepe.
Dhinaca kale kooxda AC Milan ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay 3-0 kooxda Sparta Prague oo marti u aheyd, iyadoo ay goolasha u kala dhaliyeen xiddigaha kala ah, Brahim Diaz, Zlatan Ibrahimovic, Rafael Leao iyo Diogo Dalot.
Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Koobka UEFA Europa League:-
GROUP A
CFR Cluj 1 – 1 Young Boys
Roma 0 – 0 PFC CSKA-Sofia
GROUP B
Arsenal 3 – 0 Dundalk
Molde 1 – 0 Rapid Wien
GROUP C
Nice 1 – 0 Hapoel Beer Sheva
Slavia Prague 1 – 0 Bayer Leverkusen
GROUP D
Benfica 3 – 0 Standard Liege
Rangers 1 – 0 Lech Poznan
GROUP E
Granada 0 – 0 PAOK Thessaloniki FC
Omonia Nicosia 1 – 2 PSV Eindhoven
GROUP F
AZ Alkmaar 4 – 1 Rijeka
Real Sociedad 0 – 1 SSC Napoli
GROUP G
AEK Athens 1 – 2 Leicester City
Zorya 1 – 2 SC Braga
GROUP H
AC Milan 3 – 0 Sparta Prague
Lille 2 – 2 Celtic
GROUP I
Qarabag FK 1 – 3 Villarreal
Sivasspor 1 – 2 Maccabi Tel Aviv
GROUP J
LASK 4 – 3 Ludogorets Razgrad
Royal Antwerp 1 – 0 Tottenham Hotspur
GROUP K
CSKA Moscow 0 – 0 Dinamo Zagreb
Feyenoord 1 – 4 Wolfsberger AC
GROUP L
FK Crvena Zvezda 5 – 1 Slovan Liberec
Gent 1 – 4 Hoffenheim.
SAWIRRO:
Gool FM.