(Yurub) 06 Nof 2020. Waxaa caawa la ciyaaray ciyaaro aad u xiiso badan ee ka tirsan kulamada saddexaad wareega Group-yada tartanka Europa League ee xilli ciyaareedkan 2020/21.
Kooxaha Arsenal, Roma, Leicester City, Tottenham Hotspur, AC MIlan iyo Napoli ayaa ka mid ahaa kooxihii ugu muhiimsanaa ee caawa ciyaaray kulammadii koobka UEFA Europa League.
Arsenal ayaa guul kaga gaartay kooxda Molde garoonkeeda Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 4 -1, Nicolas Pepe iyo Joseph Willock oo min hal gool ah iyo laba gool ay iska dhaliyeen xiddigaha naadiga Molde.
Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan natiijooyinka kulammadii caawa laga ciyaaray Koobka UEFA Europa League:-
GROUP A
Roma 5 – 0 CFR Cluj
Young Boys 3 – 0 PFC CSKA-Sofia
GROUP B
Rapid Wien 4 – 3 Dundalk
Arsenal 4 – 1 Molde
GROUP C
Hapoel Beer Sheva 2 – 4 Bayer Leverkusen
Slavia Prague 3 – 2 Nice
GROUP D
Benfica 3 – 3 Rangers
Lech Poznan 3 – 1 Standard Liege
GROUP E
Omonia Nicosia 0 – 2 Granada
PAOK Thessaloniki FC 4 – 1 PSV Eindhoven
GROUP F
Real Sociedad 1 – 0 AZ Alkmaar
Rijeka 1 – 2 SSC Napoli
GROUP G
Leicester City 4 – 0 SC Braga
Zorya 1 – 4 AEK Athens
GROUP H
AC Milan 0 – 3 Lille
Celtic 1 – 4 Sparta Prague
GROUP I
Sivasspor 2 – 0 Qarabag FK
GROUP J
Ludogorets Razgrad 1 – 3 Tottenham Hotspur
Royal Antwerp 0 – 1 LASK
GROUP K
Dinamo Zagreb 1 – 0 Wolfsberger AC
Feyenoord 3 – 1 CSKA Moscow
GROUP L
FK Crvena Zvezda 2 – 1 Gent
Hoffenheim 5 – 0 Slovan Liberec
SAWIRRO:
Gool FM.