Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Barcelona, Inter, Milan, Bayern Munich, PSG & Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub

$
0
0

(Yurub) 10 Sebt 2022. Kulammo ka tirsan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub ayaa lagu wadaa in maanta iyo caawa la ciyaaro.

Waxaa la ciyaari doonaa horyaallada waa weyn ee La Liga, Serie A, Bundeliga iyo Ligue 1, kaddib markii geerida Boqoradddii Ingiriiska  awgeed loo baajiyey kulammadii todobaadkan laga ciyaari lahaa horyaalka Premier League.

Kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub, waxaa kooxaha dheelaya ka mid ah Barcelona, Inter Milan, AC Milan, Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain oo kooxo kala duwan la kala ciyaari doona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono afar ka mid ah shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub:-

Spain – LaLiga Santander

03:00 Galabnimo Rayo Vallecano vs Valencia

05:15 Galabnimo Espanyol vs Sevilla

07:30 Fiidnimo Cadiz vs Barcelona

10:00 Atletico Madrid vs Celta Vigo

Italy – Serie A

04:00 Galabnimo Napoli vs Spezia

07:00 Fiidnimo Inter vs Torino

09:45 Habeennimo Sampdoria vs AC Milan

Germany – Bundesliga

04:30 Galabnimo Bayern Munich vs VfB Stuttgart

04:30 Galabnimo Eintracht Frankfurt vs Wolfsburg

04:30 Galabnimo Hertha Berlin vs Bayer Leverkusen

04:30 Galabnimo Hoffenheim vs Mainz

04:30 Galabnimo RB Leipzig vs Borussia Dortmund

07:30 Fiidnimo Schalke 04 vs Bochum

France – Ligue 1

06:00 Maqribnimo Paris Saint-Germain vs Brest

10:00 Habeennimo Marseille vs Lille

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles