Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Ka boggo guud ahaan abaal-marinadii lagu bixiyay xafladdii Ballon d’Or 2022

$
0
0

(Paris) 17 Okt 2022. Majalada France Football oo fadhigeedu yahay magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa bixisay abaal-marino kala duwan, ee la gudoonsiiyay shaqsiyaadkii ugu fiicnaa sanadka 2022.

Waxaa caawa la bixiyay abaal-marinada kala ah, xiddiga iyo xiddigta ugu wanaagsanaa sanadka ee dhanka Raga iyo Dumarka, weeraryahanka sanadka, da’ayarka sanadka, goolhaayaha sanadka, taasoo ay bixisay Majalada caalamiga ah ee France Football.

Haddaba dhanka hoose kaga boggo guud ahaan abaal-marinadii caawa lagu bixiyay Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ee xafladda abaal-marinta Ballon d’Or 2022:-

Abaal-marinta xiddiga sannadka adduunka ee Ballon d’Or. (Rag)

Karim Benzema (Real Madrid & France)

Image

Abaal-marinta xiddigta sannadka adduunka ee Ballon d’Or (Dumar)

Alexia Putellas (Barcelona & Spain)

Ballon d'Or 2022 LIVE! Updates, shortlist and results with Benzema favourite; Putellas wins; Ronaldo ranking

Abaal-marinta Koba Trophy ee da’ayarka sannadka.

Gavi (Barcelona & Spain)

Image

Abaal-marinta TrophéeYachine ee goolhayaha sannadka

Thibaut Courtois (Real Madrid & Belgium)

Image

Abaal-marinta kooxda sannadka

Manchester City (England)

Manchester City 2021-22 season preview - prediction, summer signings, star player - Sports Mole

Abaal-marinta (Gerd Muller Award) weeraryahanka ugu wanaagsan sannadka

Robert Lewandowski (Barcelona & Poland)

Image

Abaal-marinta Socrates award

Sadio Mané (Bayern Munich & Senegal)

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles