Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Arsenal, Tottenham, Barcelona, Atletico Madrid, AS Roma & Guud ahaan kulammada laga ciyaari doono shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub

$
0
0

(Yurub) 23 Okt 2022. Kulammo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub ayaa maanta ilaa caawa la ciyaari doonaa gaar ahaa horyaallada Premier League, La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1.

Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona waxaa ka mid ah Arsenal, Tottenam, Barcelona, Atletico Madrid, AS Roma iyo kuwo kale.

Waxaa indhaha lagu hayn doonaa kulanka weyn ee Arsenal ay booqanayso naadiga Southampton, midka ay Tottenham soo dhoweynayso Newcastle United iyo kan Barcelona soo dhoweynayso Athletic Bilbao.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada la ciyaari doono maanta illaa iyo caawa shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub:-

England – Premier League:-

04:00 Galabnimo Aston Villa vs Brentford

04:00 Galabnimo Leeds United vs Fulham

04:00 Galabnimo Southampton vs Arsenal

04:00 Galabnimo Wolverhampton Wanderers vs Leicester City

06:30 Maqribnimo Tottenham Hotspur vs Newcastle United

Spain – LaLiga Santander

03:00 Galabnimo Espanyol vs Elche

05:15 Galabnimo Real Betis vs Atletico Madrid

07:30 Fiidnimo Girona vs Osasuna

07:30 Fiidnimo Villarreal vs Almeria

10:00 Habeennimo Barcelona vs Athletic Bilbao

Italy – Serie A

01:30 Duhurnimo Udinese vs Torino

04:00 Galabnimo Bologna vs Lecce

07:00 Fiidnimo Atalanta vs Lazio

09:45 Habeennimo Roma vs Napoli

Germany – Bundesliga

04:30 Galabnimo Bochum vs Union Berlin

06:30 Maqribnimo Hertha Berlin vs Schalke 04

France – Ligue 1

02:00 Duhurnimo Angers vs Rennes

04:00 Galabnimo Clermont Foot vs Brest

04:00 Galabnimo Reims vs Auxerre

04:00 Galabnimo Toulouse vs Strasbourg

04:00 Galabnimo Troyes vs Lorient

06:05 Maqribnimo Nice vs Nantes

09:45 Habeenimo Lille vs Monaco

FG: Guud ahaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles