Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Manchester United iyo PSG oo isku haysta saxiixa Casemiro

$
0
0

Image result for Casemiro Man United

(Manchester) 28 Okt 2017 Kooxaha Manchester United iyo PSG ayaa ku dagaalamaya saxiixa laacibka qadka dhexe ee Real Madrid.

Sida ay baahisay Mirror, tababare Jose Mourinho ayaa doonaya laacib uu ka garab ciyaarsiiyo Matic iyo Pogba.

Image result for Casemiro Man United

Wuxuuna u arkaa Casemiro laacib ku haboon qorshihiisa mustaqbalka ee kooxda Manchester United.

Laakiin wuxuu loolan wayn kala kulmayaa kooxda PSG oo dhankeeda u adeegsanaysa Neymar soo xerogalinta laacibka reer Brazil.

Lama oga sida Real ay ku fasaxayso Casemiro kaas oo laf dhabar u ah kooxda tan iyo markii uu qabtay tababare Zidane.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles