Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

“Atletico Madrid ayaa ka fiican Juventus iyo PSG”– Diego Simeone

$
0
0

(Madrid) 09 Abriil 2018 Tababaraha kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa sare u qaaday kooxdiisa isaga oo sheegay inay ka fiican tahay kooxaha talyaaniga iyo Faransiiska ee Juventus iyo PSG.

Diego Simeone ayaa ku amaanay ciyaartoydiisa inay barbaro la galaan kooxdii soo garaacday Juventus iyo PSG koobka horyaalada yurub.

Image result for Simeone vs Real Madrid

Real Madrid ayaa garoonkeeda ku marti qaaday Aletico Madrid labada kooxood ayaana ku kala baxay 1-1, Diego Simeone oo la hadlay saaafada ciyaarta kadib ayaa yiri:

“Fursado badan ayaan helnay, laakiin waxaa murug ah in aanaan gaarin guul, Juventus iyo PSG ayeey garaacday Real Madrid”.

“Sidaas darteed anagu waa inaan ku faraxsanaanaa natiijadaan waayo waxaan soo bandhignay qaab ciyaareed ka wanaagsan kooxahaas awooda badan”.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles