(Moscow) 21 Juunyo 2018 Xulalka France iyo Peru ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka ay isku wajahayaan goor dhaw.
Tababare Deschamps ayaa keydka ku cabay laacibkiisa Dembele kadib markii uu ku soo bilowday kulankii Australia.
Giroud oo aan ku soo bilaaban kulankii hore ayaa ku soo bilowday kulankaan, sidoo kale Matuidi ayaa ku soo bilowday.
Shaxda France vs Peru:
Gool FM