Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Guud ahaan kulammada caawa la ciyaari doono ee UEFA Europa League & Saacadaha ay soo geli doonaan

$
0
0

(Yurub) 24 Okt 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan koobka yaraha Yurub ee UEFA Europa League caawa la ciyaari doonaa.

Kulammo ka tirsan Guruubyada A, B, C, D, E, F, G, H, I, J, K iyo L ayaa la dheeli doonaa caawa, iyadoo ay ku jiraan kulamo xiiso leh.

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa kulan ka tirsan Europa League waxa ay caawa booqanaysaa naadiga reer Serbia ee Partizan Belgrade, iyadoo aan haysan qaar ka mid ah xiddigaheeda oo dhaawac uga maqan sida Pogba, De Gea, Shaw, Matic iyo kuwo kale.

Dhinaca kale kooxda Arsenal ayaa dhankeeda ciyaareysa kulan ka tirsan Europa League waxa ay caawa garoonkeeda Emirates ku soo dhoweynaysaa naadiga reer Portugal ee Vitoria de Guimaraes.

Haddaba halkaan hoose ka eeg kulammada caawa laga ciyaari doono Europa League iyo saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-

Group A

7:55 Fiidnnimo Qarabag FK vs APOEL Nicosia

10:00 Habeennimo Sevilla vs F91 Dudelange

Group B

10:00 Habeennimo Dynamo Kyiv vs FC Koebenhavn

10:00 Habeennimo Malmoe FF vs Lugano

Group C

10:00 Habeennimo Getafe vs Basel

10:00 Habeennimo Trabzonspor vs FC Krasnodar

Group D

10:00 Habeennimo PSV Eindhoven vs LASK

10:00 Habeennimo Sporting CP vs Rosenborg

Group E

10:00 Habeennimo Celtic vs Lazio

10:00 Habeennimo Rennes vs CFR Cluj

Group F

10:00 Habeennimo Arsenal vs Vitoria de Guimaraes

10:00 Habeennimo Eintracht Frankfurt vs Standard Liege

Group G

7:55 Fiidnnimo FC Porto vs Rangers

7:55 Fiidnnimo Young Boys vs Feyenoord

Group H

7:55 Fiidnnimo CSKA Moscow vs Ferencvaros

7:55 Fiidnnimo Ludogorets Razgrad vs RCD Espanyol

Group I

7:55 Fiidnnimo Gent vs Wolfsburg

7:55 Fiidnnimo Saint-Etienne vs Oleksandriya

Group J

7:55 Fiidnnimo Istanbul Basaksehir vs Wolfsberger AC

7:55 Fiidnnimo Roma vs Borussia Mönchengladbach

Group K

7:55 Fiidnnimo Besiktas vs SC Braga

7:55 Fiidnnimo Slovan Bratislava vs Wolverhampton Wanderers

Group L

7:55 Fiidnnimo AZ Alkmaar vs FC Astana

7:55 Fiidnnimo Partizan Beograd vs Manchester United

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles