Guud ahaan kulammada caawa la ciyaari doono ee UEFA Champions League &...
(Yurub) 23 Okt 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan koobka horyaallada Yurub ee UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doonaa. Kulammo ka tirsan Guruubyada E, F, G iyo H ayaa la dheeli doonaa...
View ArticleKylian Mbappe oo rikoor Champions League xalay ka jabiyey Lionel Messi
(Yurub) 23 Okt 2019. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa Lionel Messi ka jabiyey rikoor uu horay u haystay, isagoo noqday xiddiga ugu da’da yar ee 15 gool ka dhaliya...
View ArticleMandzukic, Alena, Sancho, Ibrahimovic, Morelos, Diaz iyo Waxyaabihii ay...
(Yurub) 23 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo taxane inoo ahaan doonta. Waxaan idiin soo koobi doonnaa maalin...
View ArticleGuud ahaan kulammada caawa la ciyaari doono ee UEFA Europa League & Saacadaha...
(Yurub) 24 Okt 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan koobka yaraha Yurub ee UEFA Europa League caawa la ciyaari doonaa. Kulammo ka tirsan Guruubyada A, B, C, D, E, F, G, H, I, J, K iyo L ayaa la dheeli...
View ArticleRuben Neves, Mandzukic, Slimani, James Garner iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu...
(Yurub) 24 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo taxane inoo ahaan doonta. Waxaan idiin soo koobi doonnaa maalin...
View ArticleRivaldo oo talo muhiim ah u diray Mbappé si uu u noqdo bedelka Ronaldo iyo Messi
(Europe) 24 Okt 2019. Halyeeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaa la taliyay da’ayarka reer France ee Kylian Mbappé inuu ka tago kooxda Paris Saint-Germain si uu ugu biiro horyaalada Premier League ama La...
View ArticleGuud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono shanta horyaal ee...
(Yurub) 26 Okt 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan ciyaaro xiiso leh. Waxaan halkaan idin kugu...
View ArticleRASMI: Neymar & Vinicius oo ka maqan liiska xulka qaranka Brazil ee wajahaya...
(Turin) 26 Okt 2019. Xiriirka kubadda cagta Brazil ayaa ku dhawaaqay liiskii ugu dambeeyey ee xulkooda kuwaasoo wajahaya bisha November xulalka Argentina iyo Korea, waxaana laga waayey liiska Neymar...
View ArticleXulka Belgium oo laga saari la’yahay kaalinta koowaad qiimeynta billaha...
(World) 26 Okt 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey qiimeynta billaha ah ee kala sarreynta xulalka Adduunka, waxaana kaalinta koowaad ka soo muuqday xulka qaranka Belgium....
View ArticleKooxda Juventus oo qorsheynaysa inay la soo saxiixato Weeraryahanka PSG ee...
(Turin) 26 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la rumeysan yahay inay tallaabo u qaadayso soo xero gelinta xiddiga sare Kylian Mbappé. Warsidaha Tuttosport ayaa warinaysa in Juve ku...
View ArticleGuud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono shanta horyaal ee...
(Yurub) 27 Okt 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan ciyaaro xiiso leh. Waxaan halkaan idin kugu...
View ArticleOzil, Bale, Jesus, Son, Phillips, Ceballos, Muller iyo Waxyaabihii ay...
(Yurub) 27 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo taxane inoo ahaan doonta. Waxaan idiin soo koobi doonnaa maalin...
View ArticleSancho, Rakitic, Matic, Ozil iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu saakay ka qoreen...
(Yurub) 28 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo taxane inoo ahaan doonta. Waxaan idiin soo koobi doonnaa maalin...
View ArticleDe Bruyne oo hogaaminaya liiska 10-ka xiddig ee ugu gool caawinta badan...
(Yurub) 28 Okt 2019. Xiddiga kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha ugu gool caawinta badan shanta horyaal ugu waa weyn Yurub xilli ciyaareedkan 2019/2020, wuxuuna...
View ArticleSagaal ciyaartoy waaweyn oo la filayo inay ka tagaan kooxahooda suuqa furmi...
(EUROPE) 28 Okt 2019. Taageerayaasha kubadda cagta adduunka ayaa la socon doono suuqa kala iibsiga furmi doono bisha Janaayo ee soo aadan, kaasoo la filayo inuu noqon doono mid aan caadi aheyn. Waxaa...
View ArticleMajalada France Football oo tilmaamtay xiddiga ay u aragto inuu ku guuleysan...
(France) 28 Okt 2019. Majalada France Football ee fadhigeedu yahay dalka Faransiiska isla markaana bixisa abaal-marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or sannad kasta ayaa waxay tilmaamtay in xiddiga reer...
View ArticleJose Mourinho oo hoggaaminaya liiska macallimiinta lacagaha ugu badan ku...
(Europe) 29 Okt 2019. Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa daabacay warbixin uu ku soo bandhigay liiska macalimiinta lacagaha ugu badan ku bixiyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, si ay u shaqaaleysiiyaan...
View ArticlePaul Pogba: Diintiisa dhabta ah, Sirta awooddiisa ciyaareed, Kooxdiisa riyada...
(Manchester) 29 Okt 2019. Paul Pogba waxa uu ka mid yahay xiddigaha ugu waanaagsan adduunka taasi oo ka dhigtay in koox walba ay ku hamiso inay hesho isaga oo kale, maadaama uusan ku faraxsanayn...
View ArticleSalah, Son, Eriksen, Jesus, Mandzukic iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu saakay...
(Yurub) 30 Okt 2019. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo taxane inoo ahaan doonta. Waxaan idiin soo koobi doonnaa maalin...
View ArticleKooxda Man United oo kalsooni ku qabta inay saxiixa Dembele ku garaaci karaan...
(Manchester) 30 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay kalsooni ku qabto inay dhammaystiri doonto saxiixa Moussa Dembele. Warsidaha Soccerlink ayaa warinaya in...
View Article