Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Salah, Mbappe & Haaland oo hoggaaminaya Kooxdii ugu fiicnayd heerka Guruubyada UEFA Champions League, xilli Messi iyo Ronaldo ay ka maqan yihiin

$
0
0

(Yurub) 16 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey kooxdii ugu fiicnayd ama 11-kii ciyaaryahan ee ugu shidnaa heerka Guruubyada UEFA Champions league, waxaana hoggaaminaya Lewy, Salah & Mbappe, xilli laga waayey oo ay ka maqan yihiin shaxdan Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay shaxdii ugu shidnayd heerka Guruubyada Champions League xilli ciyaareedkan ee bandhigga wacan sameeyey, waxaana laga waayey Messi iyo Ronaldo, iyadoo Lewy, Salah, Haaland iyo Mbappe ay horkacayaan.

SHAXDII UGU SHIDNAYAD HEERKA GURUUBKA CHAMPIONS LEAGUE OO AY SHAACISAY UEFA HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Goolhaye: Navas (PSG)

Daafacyada: Bernat (PSG), Tagliafico (Ajax), Hakimi (Dortmund)

Khadka dhexe: Sterling (Man City), Son (Tottenham), Ziyech (Ajax), Salah (Liverpool)

Weerarka: Haaland (RB Salzburg), Lewandowski (Bayern Munich), Mbappe (PSG)

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles