(Yurub) 25 Jan 2020. Kulamo badan oo kala duwan ayaa galabta iyo caawa laga ciyaari doonaa qaaradda Yurub, waxaana la dheeli doonaa kulamo ka tirsan FA Cup-ka & Horyaallada kala duwan sida La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1.
Haddii aynu ku bilowno kulammada laga ciyaari doono FA Cup-ka, waxaa ugu madax fiiqan kooxda Chelsea oo booqanaysa Hull City marka ay saacadda geeska Afrika caawa tahay 8:30 Habeennimo.
Dhinaca kale waxaa la dheeli doonaa kulamo ka tirsan Horyaallada kala duwan sida La Liga, Serie A, Bundesliga iyo Ligue 1, iyadoo kulanka ugu weyn uu yahay kan ay maqribnimada maanta Barcelona booqanayso Valencia.
Haddaba halkaan hoose ka eeg sida kulammada loo kala ciyaari doono & Saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:-
ENGLAND – FA CUP
3:45 Galabnimo Brentford vs Leicester City
06:00 Maqribnimo Burnley vs Norwich City
06:00 Maqribnimo Coventry City vs Birmingham City
06:00 Maqribnimo Millwall vs Sheffield United
06:00 Maqribnimo Newcastle United vs Oxford United
06:00 Maqribnimo Portsmouth vs Barnsley
06:00 Maqribnimo Reading vs Cardiff City
06:00 Maqribnimo Southampton vs Tottenham Hotspur
06:00 Maqribnimo West Ham United vs West Bromwich Albion
8:30 Habeennimo Hull City vs Chelsea
LALIGA SANTANDER
3:00 Galabnimo RCD Espanyol vs Athletic Bilbao
06:00 Maqribnimo Valencia vs Barcelona
8:30 Habeennimo Deportivo Alaves vs Villarreal
11:00 Habeennimo Sevilla vs Granada
SERIE A
5:00 Galabnimo SPAL vs Bologna
8:00 Habeenimo Fiorentina vs Genoa
10:45 Habeenimo Torino vs Atalanta
BUNDESLIGA
5:30 Galabnimo 1. FC Union Berlin vs Augsburg
5:30 Galabnimo Borussia Mönchengladbach vs Mainz 05
5:30 Galabnimo Eintracht Frankfurt vs RasenBallsport Leipzig
5:30 Galabnimo Freiburg vs SC Paderborn 07
5:30 Galabnimo Wolfsburg vs Hertha BSC
8:30 Habeenimo FC Bayern München vs Schalke 04
LIGUE 1
7:30 Habeenimo Marseille vs Angers
10:00 Habeenimo Monaco vs Strasbourg
10:00 Habeenimo Saint-Etienne vs Nimes
10:00 Habeenimo Montpellier vs Dijon
10:00 Habeenimo Brest vs Amiens
10:00 Habeenimo Reims vs Metz
Gool FM.