Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Shaxda rasmiga ah kulanka Borussia Dortmund iyo PSG ee tartanka Champions League oo la shaaciyay

$
0
0

(Borussia) 18 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa naadiga Paris Saint-Germain ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Signal Iduna Park kulan ka tirsan tartanka Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Borussia Dortmund iyo Paris Saint-Germain.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Borussia Dortmund XI:

Image

Paris Saint-Germain XI: Keylor Navas, Thomas Meunier, Presnel Kimpembe, Thiago Silva, Layvin Kurzawa, Marco Verratti, Marquinhos, Idrissa Gueye, Neymar, Kylian Mbappe, Angel Di Maria.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles