(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Lyon iyo Bayern Munich, kuwaasoo ku ballansan afar dhammaadka taranta xiisaha badan ee Champions League.
Kulankan oo ah hal lug ayaa kooxdiisa caawa adkaata labadaan naadi waxa ay iska xaadirin doontaa final-ka tartankan, iyadoo kama dambeysta Champions League kula ciyaari doonta naadiga Paris Saint-Germain oo xalay ka soo gudubtay Lyon.
Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-
Lyon XI:
Bayern XI:
Gool FM.