Kooxda Paris Saint-Germain oo xiriir la sameysay xiddig ka tirsan Manchester...
(Paris) 14 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee ka dhisan caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa la soo warinayaa inay xiriir la sameysay xiddig ka tirsan kooxda reer England ee...
View ArticleHorudhac: Manchester City vs Lyon– Shaxda ay ku soo geli karaan,...
(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Manchester City ayaa kulan ka tirsan siddeed dhammaadka Champions League, waxa ay magaalada Lisbon kula ciyaari doontaa naadiga Lyon, waxaana ay doonaysaa Sky Blues in...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha Manchester City...
(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester City iyo Lyon, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Champions League....
View ArticleKooxda Lyon oo iska xaadirisay afar dhammaadka Champions League kaddib markii...
(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Lyon ee reer France ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka tartanka Champions League markii ay miirka ka ceshatay oo ay tartanka ka reebtay Manchester City,...
View ArticleAfarta ciyaaryahan ee u sharraxan xiddiga Isbuuca ee Champions League oo la...
(Yurub) 16 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga isbuuca ee tartanka Champion League. Tartanka Champion League ayaa...
View ArticleRASMI: Kooxda Isbuuca ee Champions League oo la shaaciyey… (Lewandowski &...
(Yurub) 16 Agoosto 2020. Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday kooxda isbuuca ugu fiicnayd tartanka Champions League. 11-ka ciyaaryahan ee ugu bandhigga fiicnaa tartanka Champions...
View ArticleRASMI: Laacibka ku guuleystay abaalmarinta xiddiga isbuuca ee Champion League...
(Yurub) 17 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee tartanka Champion League. Tartanka Champion League...
View ArticleLuis Suarez & Arturo Vidal oo la la xiriirinayo inay ka tagayaan Barcelona…...
(Barcelona) 17 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey labo kooxood oo ay ku kala biiri karaan xiddigaha Barcelona ee Luis Suarez & Arturo Vidal, kuwaasoo la la xiriirinayo inay ka dhaqaaqi doonaan kooxda...
View ArticleGarsooreyaasha dhex-dhexaadin doona kulammada afar dhammaadka Champions...
(Lisbon) 17 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey Garsooreyaasha dhex-dhexaadin doona kulammada Afar dhammaadka Champions League sida kulanka Lyon iyo Bayern Munich & kulanka kale ee u dhexeeya RB...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha RB Leipzig iyo...
(Lisbon) 18 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha RasenBallsport Leipzig iyo Paris Saint-Germain, kuwaasoo ku ballansan afar dhammaadka...
View ArticlePSG oo jaratay tikitka finalka Champions League kaddib markii ay si raaxo leh...
(Lisbon) 18 Agoosto 2020. PSG ayaa jaratay tikitka finalka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kaddib markii ay si raaxo leh kaga adkaatay kooxda RB Leipzig 3-0, kulankii wareega afar...
View ArticleThomas Tuchel oo fariin digniin ah u diray kooxda Bayern Munich
(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa fariin u diray kooxda Bayern Munich kahor kulanka ay caawa kula ciyaari doonaan naadiga Olympique...
View ArticleMbappé oo shaaca ka qaaday kooxda uu jeclaan lahaa inay ku wada ciyaaraan...
(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu jeclaan lahaa inay ku wada ciyaaraan finalka tartanka UEFA Champions League....
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha Lyon iyo Bayern...
(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Lyon iyo Bayern Munich, kuwaasoo ku ballansan afar dhammaadka taranta xiisaha badan ee...
View ArticleBayern Munich oo u soo baxday finalka Champions League kaddib markii ay ka...
(Lisbon) 19 Agoosto 2020. Bayern Munich ayaa u soo baxday finalka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda reer France ee Lyon 3-0, kulankii wareega afar...
View ArticleRASMI: Garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka Finalka Champions League ee...
(Lisbon) 20 Agoosto 2020. Guddiga garsoorka ee Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay garsooraha dhex-dhexaadin doona kulanka finalka Champions League ee Kooxaha...
View ArticleThiago Silva oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Paris Saint-Germain kahor...
(Paris) 21 Agoosto 2020. Thiago Silva ayaa ka mid ah ciyaartoyda la filayo inay soo gabagabeeyaan mustaqbalkooda kooxda Paris Saint-Germain, kaddib ciyaarta finalka ee tartanka Champions League oo ay...
View ArticleGabriel Magalhaes oo Tijaabada caafimaad u maray Kooxda Arsenal &...
(London) 22 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey in Gabriel Magalhaes uu tijaabada caafimaadka u maray kooxda Arsenal, iyadoo u dhaqaaqistiisa garoonka Emirates ay dhammaadka ku dhowday. Daafaca reer...
View ArticleNeymar oo ka hadlay kulanka finalka UCL ay ku wajahayaan kooxda Bayern &...
(Lisbon) 22 Agoosto 2020. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa indhaha ku haya inuu ku guuleysto Koobka Champions League isagoo xiran maaliyada naadiga reer France ee PSG. Kooxaha Paris...
View ArticleHorudhac: Paris Saint-Germain vs Bayern Munich – Shaxda ay ku soo geli...
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Kulan adag oo ah kama dambeysta tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan 2019-20 ayaa caawa waxa uu dhxmarayaa Kooxaha PSG iyo Bayern Munich. Garoonka The Estadio da...
View Article