Macallin Arsene Wenger oo magacaabay labada Kooxood ee midkood ku guuleysan...
(Yurub) 03 Agoosto 2020. Macallinkii hore ee kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsene Wenger ayaa magacaabay labada Naadi ee midkood ku guuleysan doonta tartanka Champions League kal ciyaareedkan...
View ArticleCristiano Ronaldo oo doonayay inuu ka tago Turin & Kooxda uu rabay inuu ku...
(Turin) 04 Agoosto 2020. Cristiano Ronaldo ayaa la soo warinayaa inuu doonayay inuu isaga tago Juventus oo uu haatan ka tirsan yahay, waxaana daaha laga rogay kooxda uu rabay inuu ku biiro ka hor...
View ArticleKooxaha Man United iyo Paris Saint-German oo ku dagaalamaya saxiixa xiddig ka...
(Yurub) 05 Agoosto 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada ka soo baxa dalka Spain kooxaha Manchester United iyo Paris Saint-German ayaa ku dagaalamaya saxiixa xiddig ka tirsan Real Madrid. Xiddiga...
View ArticleJuventus vs Lyon: Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa soo...
(Turin) 07 Agoosto 2020. Juventus oo maanka ku haysa in lugtii hore looga soo adkaaday 1-0 ayaa soo dhoweynaysa Lyon lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League. Kooxda lagu naynaaso Bianconeri...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Juventus iyo Lyon oo la...
(Turin) 07 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa naadiga reer France ee Lyon ku soo dhoweynaysa garoonka Allianz si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka...
View ArticleLyon oo u soo baxday wareegga siddeeda ee Champions League kaddib markii ay...
(Turino) 07 Agoosto 2020. kooxda Lyon ayaa iska xaadirisay wareegga siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay ku soo baxday farqiga goolasha 2-2 ah, xilli kulanka caawa ay Bianconeri ku...
View ArticleKulamada CAAWA laga ciyaarayo tartanka UEFA Champions League & saacada la...
(Yurub) 08 Agoosto 2020. Waxaa Caawa la ciyaari doonaa kulamo qaar ee ka tirsan lugta labaad wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League. Barcelona ayaa waxay caawa garoonkeeda Cump Nou ku soo...
View ArticleBarcelona vs Bayern Munich: Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka & Afar...
(Yurub) 09 Agoosto 2020. Si rasmi ah ayaa xalay loo soo gabagabeeyey wareegga 16-ka Champions League, waxaana soo dhammaystirmay siddeeda kooxood ee ciyaari doonta siddeed dhammaadka tartankan oo ah...
View ArticleHalyeey Man United ah oo saadaaliyay labada kooxood ee isugu soo hari doonta...
(Yurub) 09 Agoosto 2020. Kaddib markii xalay uu dhameystirmay isku aadka siddeed dhamaadka Champions League, halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa saadaaliyay kooxaha isugu soo hari...
View ArticleKooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain oo ku dagaalamaya saxiixa xiddig ka...
(Yurub) 11 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa kula soo biirtay naadiga Barcelona loolanka loogu jiro adeega laacibka ka tirsan Arsenal ee Mattéo Guendouzi, si uu ula saxiixato...
View ArticleKooxda PSG oo u safartay dalka Portugal ka hor kulankooda Champions League &...
(Paris) 11 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta PSG ee ka dhisan caasimadda Faransiiska ayaa u saftay Magaalada Lisbon ee dalka Portugal ka hor kulankeeda ay halkaas ku ciyaari doonto ee Champions...
View ArticleHorudhac: Atalanta vs Paris Saint-Germain – Shaxda ay ku soo geli karaan,...
(Lisbon) 12 Agoosto 2020. Paris Saint-Germain ayaa caawa la ciyaari doonta Kooxda Atalanta BC kulankeedii ugu horreeyey ee siddeed dhammaadka Champions League, iyadoo u jeedkoodu yahay inay sii...
View ArticleMan City oo ku dhow inay dhammeystirto saxiixeedii saddexaad ee xagaagan
(Barcelona) 12 Agoosto 2020. Juninho oo ah agaasimaha ciyaaraha ee kooxda Lyon ayaa ka dhawaajiyay suurtogalnimada uu kaga tagi karo xiddigooda reer France ee Houssem Aouar. 22 jirkan qadka dhexe ka...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Atalanta iyo Paris...
(Lisbon) 12 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Atalanta iyo Paris Saint-Germain, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Europa...
View ArticleKooxda PSG ayaa 25-sano kaddib iska xaadirisay afar dhammaadka Champions...
(Lisbon) 12 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa guul soo laabasho ah oo ay ka gaartay Atalanta waxa ay isaga xaadirisay afar dhammaadka tartanka Champions League, markii ugu horreysay tan iyo...
View ArticleMuxuu ka yiri Thomas Tuchel guushii soo laabashada aheyd ay ka gaareen kooxda...
(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa sheegay in naadiga reer Talyaani ee Atalanta aysan u qalmin inay u gudubto wareega afar dhamaadka ee tartanka UEFA...
View ArticleArsene Wenger oo go’aamiyay wararka la xiriirinaya kooxda Barcelona
(Yurub) 13 Agoosto 2020. Sida ay shaaciyeen warbaahinta Faransiiska Barcelona ayaa u soo bandhigtay tababaraha halyeeyga ah ee Arsene Wenger inuu qabto shaqada tababarenimo ee kooxda. Wenger ayaa ka...
View Article“Qof walba ee ka shakisan awooda PSG waa inuu maankiisa badelaa” – Nasser...
(Losbon) 13 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay guusha soo laabashada aheyd ay xalay ka gaareen naadiga reer Talyaani ee Atalanta...
View ArticleJorge Mendes oo Cristiano Ronaldo u bandhigaya kooxo badan oo ay qeyb ka...
(Losbon) 13 Agoosto 2020. Khabiirka kubbadda cagta Spain ee Guillem Balagué ayaa sheegay in Jorge Mendes uu isku dayayo inuu ka dhaadhiciyo Barcelona inay ka iibsato Cristiano Ronaldo kooxda Juventus....
View Article“Kylian Mbappé iyo Neymar Jr waxay waligood joogi doonaan PSG” – Nasser...
(Paris) 13 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa carabka ku adkeeyay sida ay uga go’an tahay inuu kooxda ku sii haayo labada xddig ee Kylian...
View Article