Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Atalanta iyo Paris Saint-Germain oo la shaaciyay

$
0
0

(Lisbon) 12 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Atalanta iyo Paris Saint-Germain, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Europa League.

Kulankan oo ah hal lug ayaa kooxdiisa caawa adkaata labadaan naadi waxa ay iska xaadirin doontaa afar dhammaadka tartankan, iyadoo Semi-finalka Champions League ka ciyaari doonta kooxdii soo adkaata habeen dambe kooxaha RasenBallsport Leipzig iyo Atletico Madrid.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Atalanta XI:

Safka hore ee Atalanta: Sportiello; Toloi, Caldara, Djimsiti; Hateboer, De Roon, Freuler, Gosens; Gomez, Pasalic; Duvan Zapata,

Keydka Atalanta : Gelmi, Rossi, Sutalo, Palomino, Czyborra, Muriel, Piccoli, Malinovskyi, Da Rica, Castagne, Bellanova, Colley.

Paris Saint-Germain XI:

Safka hore ee PSG: Navas; Kehrer, Thiago Silva, Kimpembe, Bernat; Herrera, Marquinhos, Gueye; Neymar, Icardi, Sarabia.

Keydka PSG: Rico, Bulka, Mbappé, Paredes, Choupo-Moting, Diallo, Draxler, Bakker, Kalimuendo-Muinga, Dagba, Ruiz-Atil, Mbe Soh.

Garsoore: Taylor (ENG)

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles