Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Kaddib saddexleeydii xalay ee Diogo Jota sidee loo kala hoggaaminayaa gooldhalinta tartanka Champions League?

$
0
0

(Yurub) 04 Nof 2020. Tartanka Champions League ayaa meel fiican maraya inkastoo weli bartanka looga jiro heerka guruubyada, haddana waxaa jira xiddigo wacdaro dhigaya oo goolal badan dhalinaya.

Kaddib markii uu saddexleey saxiixay xalay xiddiga kooxda Liverpool ee Diogo Jota, waxaan idinla wadaagi doonnaa qaabka loo kala hoggaaminaya tartanka gooldhalinta Champions League.

Champions League: Diogo Jota hat-trick does not give me a selection headache - Jurgen Klopp - BBC Sport

Weeraryahanka Manchester United ee Marcus Rashford iyo dhaliyaha Liverpool ee Diogo Jota ayaa iskula dheggan kabta dahabka ah ee gooldhalinta Champions League, waxaana illaa iyo haatan ay tartankan ka dhaliyeen mid afar gool.

Halkaan hoose ka eeg sida loo kala sarreeyo gooldhalinta tartanka Champions League xilli ciyaareedkan:-

Marcus Rashford (Manchester United) – 4 gool

Diogo Jota (Liverpool) – 4 gool

Duvan Zapata (Atalanta) – 3 gool

Alassane Plea (Mönchengladbach) – 3 gool

Ferran Torres (Manchester City) – 3 gool

Lionel Messi (Barcelona) – 2 gool

Ousmane Dembele (Barcelona) – 2 gool

Kingsley Coman (Bayern) – 2 gool

Leon Goretzka (Bayern) – 2 gool

Moise Kean (Paris) – 2 gool

Ilkay Gundogan (Manchester City) – 2 gool

Marcus Thuram (Mönchengladbach) – 2 gool

Angelino (Leipzig) – 2 gool

Erling Braut Haaland (Dortmund) – 2 gool

Romelu Lukaku (Inter) – 2 gool

Alvaro Morata (Juventus) – 2 gool

Joao Felix (Atlético) – 2 gool

Dominik Szoboszlai (Salzburg) – 2 gool

Anton Miranchuk (Lokomotiv) – 2 gool

Ramy Bensebaini (Mönchengladbach) – 2 gool

Karim Benzema (Real Madrid) 2 gool

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles