(Yurub) 16 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Lille iyo Chelsea ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey
Kooxda Chelsea oo garoonkeeda Stamford Bridge kusoo dubatay Lille kulankii lugta hore, ayaa caawa kula ciyaareysa dalka Faransiiska, xilli kulankii lasoo dhaafay uu ku dhammaaday 2-0.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Lille XI: Jardim – Çelik, Fonte, Botman, Djalo – Bamba, André, Xeka, Gudmundsson – Yilmaz, David.
Chelsea XI:
Gool FM.