(Yurub) 18 Maarso 2022. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA Europa League, iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso badan.
Naadiga Barcelona ayaa ku begantay kooxda reer Germany ee Eintracht Frankfurt halka kooxda reer England ee West Ham ay ku aaday Lyon.
Isku aadka wareegga Siddeeda oo dhammaystiran halkaan hoose ka eeg:-
Braga (POR) vs Rangers (SCO)
Eintracht Frankfurt (GER) vs Barcelona (ESP)
Leipzig (GER) vs Atalanta (ITA)
West Ham (ENG) vs Lyon (FRA).
Siddee loo ciyaari doonaa Wareega Afar dhamaadka ee tartanka UEFA Europa League?
Leipzig (GER) vs Atalanta (ITA) kooxda soo baxda ayaa ku dhici doonta tii soo baxdaa Braga (POR) vs Rangers (SCO).
West Ham (ENG) vs Lyon (FRA) kooxda soo baxda ayaa ku dhici doonta tii soo baxdaa Eintracht Frankfurt (GER) vs Barcelona (ESP).
Gool FM.