(Paris) 23 Oct 2017. Neymar kaarka cas ayaa looga saaray Paris Saint – Germain kaddib markii uu huruudigii labaad ku qaatay daqiiqo kooban kulankii Marseille.
Isaga ooh ore daqiiqaddii 85aad diiwaanka hore galay ayuuna haddana six un uga falceliyey qalad uu ku galay Lucas Ocampos, kaas oo inta istuuray jilniin qabeys xilligiisii ka soo hormaray u diray Brazilian-ka.
Kaarkaas cas waxa uu Neymar ka dhigayaa xiddiigii ugu horreeyey muddo 25 sano ah kulan u dhexeeya PSG iyo Marseille inta gool ka dhaliyo hadana casaanka qaata, Brazilian-ka waxa uu bar bareeyey gookii Luiz Gustavo qeybtii hore.
1 – Neymar is the 1st scorer to be sent off in a L1 game between Marseille & Paris in the last 25 seasons. Rare. pic.twitter.com/P6hUTqnsCr
— OptaJean (@OptaJean) October 22, 2017
Marka laga yimaado kaarka case e Neymar,PSG in ay dhibic hesho ayey ku dambeeysay waxaana daqiiqadihii dhimashada darbo xor ah oo qaabilo leh u dhaliyey Edinson Cavani.
Bar bar dhacaas waxaa difaatadii labaad ee ololahan ku soo gaarta PSG balse wali wiilasha Unai Emery saqafka sare ee Ligue 1-ka ay ka dakkeenayaan.
Two yellow cards in as many minutes – and Neymar is OFF! pic.twitter.com/fZkKDYYU2Y
— Goal (@goal) October 22, 2017
Gool FM.