Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Labo sano kadib Paris St-Germain oo ku Guuldareysatay Garoonkeeda kulamada Horyaalka

$
0
0

( Ligue 1) 13 Maajo 2018. Kooxda ku guuleysatay seddaxda tartan ee gudaha France Paris St-Germain ayay soo gaartay guuldaradii ugu horeysay ee garoonkeeda kulamada horyaalka kadib 42 cayaar markii ay qasaaro 2-0 kala kulmeen kooxda Rennes.

Waxa aheyd mid kusoo aaday guuldaradaan  fariisashada xiddiga qadka dhexe PSG Thiago Motta iyo bixitaanka macalinka kooxda Unai Emery oo kulankii u dambeyay kooxda Parc des Princes maamulay

Angel di Maria ayaa birta kubadd ku garaacay ka hor inta uusan laacibka Rennes Benjamin Bourigeaud uu rigoore hogaanka u dhiibin kooxdiisa.

Adrien Hunou ayaa goolka kale u dhaliyay naadigiisa Rennes taaso xaqiiqsatay kaalinta Europa League.

PSG oo ku guuleysatay dhamaan seddaxda tartanka ee gudaha France ayaa talaadadii garaacday finaalka French Cup naadiga Les Herbiers, taa oo u dhacday horyaalka afaraad ee France.

Guuldaradii u dambeysay ee kooxda PSG kusoo gaartaa garoonkooda kulamada horyaalka waxay aheyd 20-kii bishii March 2016, kulan ay la ciyaareen kooxda Monaco.

Thiago Motta

Retiring Thiago Motta made his final appearance at the Parc des Princes on Saturday

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles