Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Daawo muuqaal: Evra oo amray in loo KACO Giroud!

$
0
0

2014-06-08T200345Z_1853318048_GM1EA690B7502_RTRMADP_3_SOCCER-WORLD-FRANCE

(Paris) 05 Juun 2016. Daafaca xulka qaranka France Patrice Evra ayaa ku canaantay jamaahiirta France in ay u sacaba tumaan oo ay u qeyliyaan Olivier Giroud kulankii xalay.

Dhaliyaha Arsenal waxa uu laba gool ka dhaliyey Scotland oo ay xalay Les Blue la dheeshay isku luleeyskii ugu dambeeyey kahor inta aysan ooda ka rogin Euro 2016.

Waxaa la arkayaa sida muuqaalka hoose aad ku daawan doonto daaficii hore ee United oo farta ku gudaya Giroud oo dabaal dagaya isaga oo ugu baaqaya taageereyaasha in ay u kacaan gool dhaliyaha.

Giroud waxa ay alaaba kala kulmaan FOORIN jamaahiirta France.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles