Quantcast
Channel: France – Gool FM
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Raphaël Varane oo seegi doona Euro 2016

(Paris) 25 Maajo 2016 Xiriirka kubadda cagta dalka France ayaa si rasmi ah u xaqiijiiyay in daafacooda Raphaël Varane uu seegi doono dhacdada Euro 2016. Laacib kaan ayuu dhaawac ka soo gaaray bowdada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XAN: Kooxda PSG oo u muuqata inay Arsenal ku garaacday saxiixa Kante

(Leicester) 25 Maajo 2016 – Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Waddanka Faransiiska ayaa u muuqata mid kaga adkaatay Arsenal tartanka loogu jiro saxiixa N’Golo Kante, sida ay warinayso Le...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo doonaysa in saxiixa Alvaro Morata ay ka dul qaado Real Madrid iyo Arsenal

(Paris) 27 Maajo 2016 Kooxda PSG ee dalka France ayaa doonaysa inay ka afduubato Alvaro Morata kooxaha beegsanaya saxiixiisa sida Real Madrid iyo Arsenal. L’Equipe ayaa shaacisay in masuuliyiin ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox shidan oo laga sameeyay xiddigaha ka qeyb galaya Euro 2016 + SAWIRRO

(Yurub) 27 Maajo 2016 – Tartanka qaramada Yurub ayaa sanadkan 2016 waxaa ku ballansan xulal adag, waxaana sida qorshuhu yahay daaha laga rogayaa 10 bisha June ee soo aaddan, isagoo soconaya ilaa 10...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Jeremy Mathieu oo seegi doona Euro 2016 iyo badalkiisa oo lamagacaabay

(Paris) 28 Maajo 2016 Musiibada xulka martigalinaya koobka qaramada qaarada yurub ee France ayaa sii kordhaysa kadib markii la xaqiijiyay in Jérémy Mathieu uu seegi doono Euro 2016. Xiriirka kubadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marco Verratti oo dalbaday Ronaldo, Messi iyo Neymar midkood inuu u buuxiyo...

(Paris) 29 Maajo 2016 Laacibka kooxda PSG Marco Verratti ayaa soo jeediyay in kooxdiisa la keeno Messi, Ronaldo iyo Neymar midkood si uu u buuxiyo booskii uu ka baxay Zlatan Ibrahimovic. Marco...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Payet iyo Giroud oo ka caawiyay xulka qaranka France inay guul ka gaaraan...

(Paris) 31 Maajo 2016 Xulka qaranka Faransiiska ayaa xalay 3-2 uga adkaaday xulka qaranka Cameroon oo marti u ahaa xili ay u diyaar garoobayaan Euro 2016. Payet ayaa gool caaqibo leh ka dhaliyay xalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Olivier Giroud oo u jawaabay taageerayaasha xulka qaranka France: Benzema ma...

(Paris) 31 Maajo 2016 Weerar yahanka xulka qaranka faransiiska ee Olivier Giroud ayaa ka xumaaday orintii uu xalay kala kulmay taageerayaasha xulkiisa qaranka kulankii ay 3-2 uga adkaadeen Cameroon....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo wadahadalo hormar leh kula jirta Hatem Ben Arfa

(Paris) 02 Juunyo 2016 Laacibkii diirada u saarnaa kooxda Barcelona ee Hatem Ben Arfa ayaa ku sii dhawaanaya ku biirida  kooxda PSG ee dalka France. Wargayska LeParisien ee dalka France ayaa daabacay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo qiimo qaali ah ku doonaysa kubadd sameeyaha Liverpool ee Philippe...

(Paris) 03 Juunyo 2016 Kooxda reer France ee PSG ayaa indhaheeda u soo weecisay laacibka qadka dhexe ee kooxda Liverpool Philippe Coutinho. Sida ay shaacisay Le 10 Sport kooxda macalin Laurent Blanc...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Paris Saint-Germain oo wadahadallo la bilowday Macallin Diego Simeone

(Paris) 03 Juunyo 2016 – Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Waddanka Faransiiska ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay soo qaadato tababaraha kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka hor tartanka Euro 2016 Man United oo si rasmi ah u shaacin doonta saxiixa...

(Manchester) 04 Juunyo 2016 –  Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay ku dhowday inay xaqiijiso saxiixa Zlatan Ibarahimovic, kaasoo saxiixaya heshiis hal sano ah, shabakadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo muuqaal: Evra oo amray in loo KACO Giroud!

(Paris) 05 Juun 2016. Daafaca xulka qaranka France Patrice Evra ayaa ku canaantay jamaahiirta France in ay u sacaba tumaan oo ay u qeyliyaan Olivier Giroud kulankii xalay. Dhaliyaha Arsenal waxa uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo N’Golo Kante soo hordhigtay heshiis 5 sano ah iyo laacibka oo aqbalay

(Paris) 05 Juunyo 2016 Kooxda reer France ee PSG ayaa dadaalkeedii ugu danbeeyay ku jirta si ay u hesho laacibka qadka dhexe ee Leicester City N’Golo Kanté. Le Parisien ayaa shaacisay in masuuliyiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu xalay la ooyay Dimitri Payet kaddib markii uu goolka guusha u dhaliyay...

(France) 11 Juunyo 2016. Dimitri Payet ayaa xalay wacdaro ka dhigay kulanka furitaanka ee Euro 2016 kaddib markii uu gool caawiyay misane goolka guusha dhammaadkii ciyaarta laad quruxu badan guusha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaad garoonka ku aragteen nin dhaawacan oo ciil qaba.” Thierry Henry oo...

(France) 11 Juunyo 2016. Rugcadaagii xulka France iyo Arsenal Thierry Henry ayaa sheegay in dareenkii Dimitri Payet kaddib markii uu dhaliyay goolkii guusha ee kulankii furintaanka Euro 2016 oo lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

EEG SAWIRKA: Halkee ayuu xalay Karim Benzema ka daawanayay kulankii...

(Madrid) 11 Juunyo 2016. Xulka Faransiiska ayaa guul ku daah furtay koobka ay marti galinayaan ee Euro 2016 kaddib markii ay 2-1 kaga talaabsadeen xulka Romania, Laakiin Karim Benzema kama mid ahayn...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yuu xalay Dimitri Payet kula dabaal degay goolkii quruxda badnaa uu guusha...

(France) 11 Juunyo 2016. Dimitri Payet ayaa xalay ahaa geesiga xulka Faransiiska kaddib markii uu gool caawiyay midna uu dhaliyay kulankoodii furintaanka Euro 2016 ay 2-1 uga adkaadeen xulka Romania....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu ka yiri Paul Pogba badalkii xalay lagu sameeyay?

(Paris) 11 Juunyo 2016 Laacibka qadka dhexe ee xulka qaranka France ee Paul Pogba ayaa badal lootaagay xalay kadib markii uu soo bandhigay qaab ciyaareed aad u hooseeya. Tababare Didier Deschamps ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacibkii diirada u saarnaa Juventus ee Jonathan Ikone oo heshiis cusub u...

(Paris) 11 Juunyo 2016 Kooxda Juventus ayaa ku fashilntay dhamaystirka saxiixa laacibka kooxda PSG ee Jonathan Ikone kaas oo heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa. 18 jirkaan garabka ka ciyaara ayaa la...

View Article
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live