Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Yuu xalay Dimitri Payet kula dabaal degay goolkii quruxda badnaa uu guusha ugu gacan galiyay xulka Faransiiska….(DAAWO SAWIRRO)

$
0
0

di5

(France) 11 Juunyo 2016. Dimitri Payet ayaa xalay ahaa geesiga xulka Faransiiska kaddib markii uu gool caawiyay midna uu dhaliyay kulankoodii furintaanka Euro 2016 ay 2-1 uga adkaadeen xulka Romania.

Payet ayaa dhammadkii ciyaarta mar la badelay kaddib goolkii caaqibada lahaa uu dhaliyay ayaa ooyin jabsaday isagoona midaa ku sheegay dareenka iyo qiirada uu qaaday.

Sikastaba, xiddiga West Ham ayaa goolkiisa kula dabaal degay labadiisa wiil ee Milan, 2-jir, iyo Noa, 6 jir iyo waliba xaaskiisa Ludivine.

SAWIRRO:

di di1 di2 di3 di4

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles