Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Man United, Arsenal, Ajax, Inter Milan, Roma, Sevilla & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Europa League

$
0
0

(Yurub) 20 Feb 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan tartanka Europa League ayaa caawa la ciyaaraya iyadoo kooxo waa weyn ay caawa dheeli doonaa.

Manchester United, Arsenal, Inter Milan, Ajax, Roma iyo Sevilla ayaa ka mid ah kooxaha caawa ciyaari doona tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Yurub ee Europa League.

Kooxda uu hoggaamiyo macallin Ole ee Man United ayaa caawa booqanaysa Club Brugge, halka Arsenal ay u safreyso Olympiacos.

Sevilla ayaa aadaysa CFR Cluj, Kooxda reer Talyaani ee Inter ayaa booqanaysa Ludogorets Razgrad, naadiga Roma ayaa soo dhoweynaysa Gent, halka Ajax ay la dheeleyso Getafe oo ay marti u noqon doonto.

Haddaba halkaan hoose ka eeg dhammaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Europa League iyo saacadaha ay soo geli doonaan:-    

8:55 Habeennimo CFR Cluj vs Sevilla

8:55 Habeennimo Club Brugge vs Manchester United

8:55 Habeennimo Eintracht Frankfurt vs Salzburg

8:55 Habeennimo FC Koebenhavn vs Celtic

8:55 Habeennimo Getafe vs Ajax

8:55 Habeennimo Ludogorets Razgrad vs Inter

8:55 Habeennimo Shakhtar Donetsk vs Benfica

8:55 Habeennimo Sporting CP vs Istanbul Basaksehir

11:00 Habeennimo APOEL Nicosia vs Basel

11:00 Habeennimo AZ Alkmaar vs LASK

11:00 Habeennimo Bayer Leverkusen vs FC Porto

11:00 Habeennimo Olympiacos vs Arsenal

11:00 Habeennimo Rangers vs SC Braga

11:00 Habeennimo Roma vs Gent

11:00 Habeennimo Wolfsburg vs Malmoe FF

11:00 Habeennimo Wolverhampton Wanderers vs RCD Espanyol

FG: Dhammaan saacadaha aan idiin sheegnay waa xilliga geeska Afrika

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles