(Yurub) 23 Feb 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa la ciyaari doonaa maanta iyo caawa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga, Serie A iyo kuwo kale.
Kooxaha Manchester United, Arsenal, Atletico Madrid iyo PSG ayaa ka mid ah kooxaha dheeli doona caawa iyo maanta horyaalladooda.
Kulammadii maanta laga ciyaari lahaa horyaalka Serie A ayaa qaarkood dib loo dhigay waxaana kulamadaas ka mid ah midka dhexmari lahaa Inter Milan iyo Sampdoria.
Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono guud ahaan horyaallada waa weyn ee qaaradda Yurub:-
ENGLAND – PREMIER LEAGUE
5:00 Galabnimo Manchester United vs Watford
5:00 Galabnimo Wolverhampton Wanderers vs Norwich City
7:30 Fiidnimo Arsenal vs Everton
SPAIN – LALIGA SANTANDER
2:00 Duhurnimo Osasuna vs Granada
4:00 Galabnimo Deportivo Alaves vs Athletic Bilbao
6:00 Maqribnimo Real Valladolid vs RCD Espanyol
8:30 Habeennimo Getafe vs Sevilla
11:00 Habeenimo Atletico Madrid vs Villarreal
ITALY – SERIE A
2:30 Duhurnimo Genoa vs Lazio
5:00 Galabnimo Torino vs Parma
8:00 habeenimo Roma vs Lecce
GERMANY – BUNDESLIGA
5:30 Galabnimo Bayer Leverkusen vs Augsburg
8:00 Habeennimo Wolfsburg vs Mainz 05
FRANCE – LIGUE 1
5:00 Galabnimo Saint-Etienne vs Reims
7:00 Galabnimo Rennes vs Nimes
11:00 Habeennimo Paris Saint-Germain vs Bordeaux
FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.
Gool FM.