Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha PSG iyo Borussia Dortmund ee tartanka Champions League oo la shaaciyay

$
0
0

(Paris) 11 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa naadiga Borussia Dortmund ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Parc des Princes si ay u wada ciyaaraan tartanka UEFA Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha PSG iyo Borussia Dortmund.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

PSG XI: Navas, Kehrer, Marquinhos, Kimpembe, Bernat, Idrissa Gana Gueye, Leandro Daniel Paredes, Angel Di Maria, Pablo Sarabia, Neymar, Edinson Cavani

Borussia Dortmund XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles