Kooxaha Man United iyo Arsenal oo ku tartamaya saxiixa xiddig muhiim ka ah...
(England) 25 Feb 2020. Sida laga soo xiganaayo warar ka soo baxaya gudaha Talyaaniga Kooxaha kala Manchester United iyo Arsenal ayaa waxa ay ku tartamayaan saxiixa ciyaaryahanka qadka dhexe ee France...
View ArticleWARBIXIN: 8 Xiddig oo saameyn leh oo si dirqi ah kaga badbaaday dhimasho…...
(Yurub) 25 Feb 2020. Warbixintani waxa aynu kaga hadli doonnaa siddeed xiddig oo ka mid ah kuwa loogu jecel yahay kubadda cagta caalamka ee ku dhawaaday dhimasho, qaarkood waxa ay galeen shilal halis...
View ArticleHorudhac: Kooxaha Lyon vs Juventus… (Wax waliba oo aad uga baahan tahay...
(Lyon) 26 Feb 2020. Kooxda Juventus ayaa wajahaysa naadiga Lyon lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League, iyagoo dib ugu soo laabtay kaalinta koowaad ee kala sarreynta horyaalka Serie A. Inkasta...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Lyon iyo Juventus ee tartanka Champions League oo...
(France) 26 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Lyon ayaa naadiga Juventus ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Groupama kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League. Waxaa la shaaciyey...
View ArticleLyon oo guul kaga gaartay Juventus Groupama Stadium kulanka lugta hore...
(France) 27 Feb 2020. Lyon ayaa guul kaga gaartay kooxda Juventus Groupama Stadium kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-0. Qeybta...
View ArticleMan United, Arsenal, Ajax, Inter Milan, Roma, Sevilla & Guud ahaan kulammada...
(Yurub) 27 Feb 2019. Kulammo dhowr ah oo ka tirsan tartanka Europa League wareeggiisa 32-ka kooxood weliba lugta labaad ayaa caawa la ciyaarayaa iyadoo kooxo waa weyn ay caawa dheeli doonaa. Manchester...
View ArticleWARBIXIN: Sida uu Coronavirus u saameeyey kubadda cagta & Xiddig weyn oo...
(Yurub) 01 Mar 2020. Xanuunka Coronavirus ayaa dhibaato badan ku haya adduuunka oo dhan, waxaana haatan uu saameeyay isdhexgalka bulshada, marka laga eego jihadda kubadda cagta waxa uu ka dhigay mid...
View ArticleKooxda Barcelona oo heshiiska ay dib ugu soo ceshanayso Neymar Jr qeyb uga...
(Barcelona) 05 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa in heshiiska ay dib ugu soo ceshanayso Weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ay qeyb uga dhigayso Ousmane Dembele...
View ArticleParis Saint-Germain oo go’aamisay qiimaha ay ku fasaxeyso Neymar Jr
(Paris) 07 Mar 2020.Paris Saint-Germain ayaa bilaawday inay muujiso dabacsanaan ku saabsan mustaqbalka xiddigeeda reer Brazil ee Neymar Jr, waxayna u muuqdaan kuwo diyaar ah inay iska iibiyaan suuqa...
View ArticleMbappe & Sanches oo hoggaaminaya xiddigaha u sharraxan abaal-marinta laacibka...
(Paris) 10 Mar 2020. Ururka Qaranka Kubbadda Cagta Faransiiska ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha u sharraxan abaal-marinta ciyaaryahanka bisha Febraay ugu fiicnaa horyaalka Ligue 1 ee France, waxaana...
View ArticleHorudhac 16 UCL: Paris Saint-Germain vs Borussia Dortmund… (PSG oo doonaysa...
(Paris) 11 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa doonaysa inay natiijadii guuldarrada ahayd ee 2-1 ay dhinaca kale u rogaan, marka ay soo dhoweynayaan caawa Borussia Dortmund. Kooxda...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha PSG iyo Borussia Dortmund ee tartanka...
(Paris) 11 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa naadiga Borussia Dortmund ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Parc des Princes si ay u wada ciyaaraan tartanka UEFA Champions League. Waxaa...
View ArticleKooxaha PSG iyo Atletico Madrid oo u gudbay wareega siddeed dhamaadka UCL,...
(Yurub) 12 Mar 2020.Kooxda Atletico Madrid ayaa iska xaadirasay wareega siddeed dhamaadka UEFA Champions League, kaddib markii ay cel celis ahaa labadii lugood ay ku wada ciyaareen Liverpool wareega...
View Article16-ka Europa League: LASK & Man United oo wada ciyaaraya iyo Kulammadii...
(Yurub) 12 Mar 2020. Kulamo ka tirsan tartanka xiisaha leh ee UEFA Europa League gaar ahaan lugta hore ee 16-ka ayaa caawa la ciyaarayaa, iyadoo kulamo waa weyn oo la dheeli lahaa tartankan caawa dib...
View ArticlePSG oo xalay rikoor cusub u dhigtay Kooxaha Faransiiska kaddib markii ay...
(Paris) 12 Mar 2020. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa iska xaadirisay siddeed dhammaadka Champions League kaddib markii ay soo laabasho ku horsameysay naadiga reer Jarmal ee Dortmund. PSG ayaa gaartay...
View ArticleNeymar Jr oo si adag ugu jawaabay Haaland kaddib guushii ay PSG xalay ka...
(Paris) 12 Mar 2020. Neymar Jr ayaa si adag ugu jawaabay Haaland kaddib guushii kooxdiisa ay xalay ka gaartay Dortmund ee Champions League, waxaana uu u sheegay in Paris ay tahay caasimadooda ee aysan...
View ArticleWaa tee Kooxda uu dalabka ka helay Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos?
(Madrid) 15 Mar 2020. Kabtanka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa la soo warinayaa inuu dalab cusub ka helay koox ka dhisan qaaradda Yurub. Sida wararku ay sheegayaan Daafaca Kooxda...
View ArticleSaakay iyo Waxyaabihii ay Wargeysyadu ka qoreen Suuqa kala iibsiga… (Ronaldo,...
(Yurub) 16 Mar 2020. Maalin wanaagsan saaxiibayaal meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada xubinta suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Waxaan idiin soo koobi doonaa wararkii ugu dambeeyay ee suuqa...
View ArticleKooxda Juventus oo iibinaysa mid ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan & PSG...
(Turin) 16 Mar 2020. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa qorsheynaysa in xagaaga ay dalab ka gudbiyaan laacibka khadka dhexe ka ciyaara ee Miralem Pjanic, xilli kooxdiisa Juventus ay doonayso iibintiisa...
View ArticleSafka Liverpool oo noqday kan ugu qaalisan qaaradda Yurub & Kooxaha ku soo xiga
(Liverpool) 17 Mar 2020. Kaddib u kuur gelid dheer oo ay sameysay CIES Football Observatory, waxay soo saartay kooxaha ugu qaalisan qaaradda Yurub, iyadoo Liverpool hadda ay hooggaanka u hayso kooxaha...
View Article