Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Shaxda rasmiga ah kulanka Lyon iyo Juventus ee tartanka Champions League oo la shaaciyay

$
0
0

(France) 26 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Lyon ayaa naadiga Juventus ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Groupama kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Lyon iyo Juventus.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Lyon XI:

Image

Juventus XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles