(Yurub) 25 Feb 2020. Warbixintani waxa aynu kaga hadli doonnaa siddeed xiddig oo ka mid ah kuwa loogu jecel yahay kubadda cagta caalamka ee ku dhawaaday dhimasho, qaarkood waxa ay galeen shilal halis badan, kuwa kalena xanuunno halis ah ayaa ku dhacay, halka tirada kalena ay mareen qalliino qatar badan.
Xiddigaha ay warbixintani tabanayso waxaa hoggaaminaya Cristiano Ronaldo, sidoo kale, waxaa ku jira liiska xiddigaha ku dhawaday dhimashada Kaka, Neymar, Petr Čech iyo kuwo kale.
Warbixintaan waxaa inoo diyaariyay Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho ee ka daawo muuqaalka hoose.
Gool FM.