(Yurub) 14 Feb 2021. Kulamo ka tirsan shanta horyaal ee ugu waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ay kala yihiin, Premier League, La Liga, Serie A, Bundesliga dalka Jarmalka iyo Ligue 1.
Kooxaha Manchester United, Arsenal, Real Madrid, iyo Inter Milan ayaa ka mid ah kooxaha maanta caawa ciyaari doona horyaalladooda.
Horyaalka Premier League waxaa ugu madax fiiqan kulanka ay wada dheeli doonaan Mancheste United vs West Bromwich Albion & midka ay Arsenal ay soo dhaweyneyso kooxda Leeds United.
Horyaalka La Ligaha Spain kulanka ugu weyn caawa waa mid ay Kooxda Real Madrid marti gelin doonto Valencia, halka horyaalka Bundesliga ay Wolfsburg ay caawa soo dhoweyn doonto Borussia Moenchengladbach.
Dhinaca kale horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga Kooxaha waa weyn ee Inter Milan iyo Roma ayaa ugu madax fiiqan, iyadoo Inter ay soo dhoweyn doonto Lazio.
Haddaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulammada maanta iyo caawa laga ciyaari doono horyaallada waa weyn ee Yurub & Saacadaha ay soo geli doonaan:-
ENGLAND – PREMIER LEAGUE
03: 00 Galabnimo: Southampton vs Wolverhampton Wanderers
05:00 Galabnimo: West Bromwich Albion vs Manchester United
07:30 Habeenimo: Arsenal vs Leeds United
10:00 Habeenimo: Everton vs Fulham.
SPAIN – LALIGA SANTANDER
04:00 Galabnimo: Getafe vs Real Sociedad
06:15 Maqribnimo: Real Madrid vs Valencia
O8:30 Habeenimo: Levante vs Osasuna
11:00 Habeenimo: Villarreal vs Real Betis
ITALY – SERIE A
02:30 Duhurnimo: Roma vs Udinese
05:00 Galabnimo: Cagliari vs Atalanta
05:00 Galabnimo: Sampdoria vs Fiorentina
08:00 Habeenimo: Crotone vs Sassuolo
10:45 Habeenimo: Inter vs Lazio
GERMANY – BUNDESLIGA
05:30 Galabnimo: Eintracht Frankfurt vs 1. FC Köln
20:00: Habeenimo: Wolfsburg vs Borussia Moenchengladbach
FRANCE – LIGUE 1
03:00 Galabnimo: Monaco vs Lorient
05:00 Galabnimo: Angers vs Nantes
05:00 Galabnimo: Dijon vs Nimes
05:00 Galabnimo: Metz vs Strasbourg
05:00 Galabnimo: Rennes vs Saint-Etienne
07:00 Habeenimo: Lille vs Brest
11:00 Habeenimo: Bordeaux vs Marseille
FG: Dhammaan saacadaha aan kor ku soo sheegnay waa xilliga geeska Afrika ama saacadda Soomaaliya.
Gool FM.