Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Laga bilaabo ciyaartii koowaad ee wareegga guruubyada illaa fiinaalka, waa kuwee xiddigaha loo doortay laacibka garoonka intii uu socday EURO 2020?

$
0
0

(Yurub) 12 Luulyo 2021. Tartanka qarammada Yurub ee EURO 2020 ayaa kusoo dhammaaday qaab qurux badan, waxaana horyaalnimada xulalka Yurub noqday xulka Taliyaaniga oo fiinaalkii rigooreyaal ku garaacay xulka Ingiriiska ciyaar waqtigii loogu talo galay ku dhammaatay 1-1.

Haddaba qoraalkan waxaan idin kula wadaageynaa xiddigaha uu xiriirka UEFA u doortay laacibka garoonka kulammadii tartanka laga soo bilaabo marxaladda guruubyada ilaa habeenkii fiinaalka.

Ciyaarihii koowaad ee wareegga guruubyada

11/06: Turkey 0-3 Italy – Leonardo Spinazzola

12/06: Wales 1-1 Switzerland – Breel Embolo

12/06: Denmark 0-1 Finland – Christian Eriksen

12/06: Belgium 3-0 Russia – Romelu Lukaku

13/06: Austria 3-1 North Macedonia – David Alaba

13/06: Netherlands 3-2 Ukraine – Denzel Dumfries

13/06: England 1-0 Croatia – Raheem Sterling

14/06: Scotland 0-2 Czech Republic – Patrik Schick

14/06: Poland 1-2 Slovakia – Milan Škriniar

14/06: Spain 0-0 Sweden – Victor Lindelöf

15/06: Hungary 0-3 Portugal – Cristiano Ronaldo

15/06: France 1-0 Germany – Paul Pogba

Ciyaarihii labaad ee wareegga guruubyada

16/06: Turkey 0-2 Wales – Gareth Bale

16/06: Italy 3-0 Switzerland – Manuel Locatelli

16/06: Finland 0-1 Russia – Aleksei Miranchuk

17/06: Denmark 1-2 Belgium – Romelu Lukaku

17/06: Ukraine 2-1 North Macedonia – Andriy Yarmolenko

17/06: Netherlands 2-0 Austria – Denzel Dumfries

18/06: Croatia 1-1 Czech Republic – Luka Modrić

18/06: England 0-0 Scotland – Billy Gilmour

18/06: Sweden 1-0 Slovakia – Alexander Isak

19/06: Spain 1-1 Poland – Jordi Alba

19/06: Hungary 1-1 France – László Kleinheisler

19/06: Portugal 2-4 Germany – Robin Gosens

Ciyaarihii saddexaad ee wareegga guruubyada

20/06: Italy 1-0 Wales – Federico Chiesa

20/06: Switzerland 3-1 Turkey – Xherdan Shaqiri

21/06: Finland 0-2 Belgium – Kevin De Bruyne

21/06: Russia 1-4 Denmark – Andreas Christensen

21/06: Ukraine 0-1 Austria – Florian Grillitsch

21/06: North Macedonia 0-3 Netherlands – Georginio Wijnaldum

22/06: Czech Republic 0-1 England – Bukayo Saka

22/06: Croatia 3-1 Scotland – Nikola Vlašić

23/06: Sweden 3-2 Poland – Emil Forsberg

23/06: Slovakia 0-5 Spain – Sergio Busquets

23/06: Germany 2-2 Hungary – Joshua Kimmich

23/06: Portugal 2-2 France – Karim Benzema

Wareegga 16-ka

26/06: Wales 0-4 Denmark – Kasper Dolberg

26/06: Italy 2-1 Austria (Waqti dheeri ah) – Leonardo Spinazzola

27/06: Netherlands 0-2 Czech Republic – Tomáš Holeš

27/06: Belgium 1-0 Portugal – Thorgan Hazard

28/06: Croatia 3-5 Spain (Waqti dheeri ah) – Sergio Busquets

28/06: France 3-3 Switzerland (Waqti dheeri ah, Switzerland ayaa 5-4 rigooreyaal ah ku adkaaday) – Granit Xhaka

29/06: England 2-0 Germany – Harry Maguire

29/06: Sweden 1-2 Ukraine (Waqti dheeri ah) – Oleksandr Zinchenko

Siddeed-dhammaadka

02/07: Switzerland 1-1 Spain (Waqti dheeri ah, kaddib Spain ayaa kusoo baxay rigooreyaal 3-1) – Unai Simón

02/07: Belgium 1-2 Italy – Lorenzo Insigne

03/07: Czech Republic 1-2 Denmark – Thomas Delaney

03/07: Ukraine 0-4 England – Harry Kane

Afar-dhammaadka

06/07: Italy 1-1 Spain (Waqti dheeri ah, Italy ayaa kusoo gudbay 4-2 rigooreyaal ah) – Federico Chiesa

07/07: England 2-1 Denmark (Waqti dheeri ah) – Harry Kane

Fiinaalka

11/07: Italy 1-1 England (Waqti dheeri ah, Italy ayaa 3-2 rigooreyaal ah koobka ku qaaday) – Leonardo Bonucci

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles