Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Barcelona vs Frankfurt & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono siddeed dhammaadka Europa League iyo Conference League

$
0
0

(Yurub) 14 Abriil 2022. Kulamo ka tirsan wareegga siddeed dhammaadka Europa League & Conference League ayaa caawa la ciyaari doonaa.

Haddii aan ku horreyno Europa League, Barcelona ayaa soo dhoweyn doonta Eintracht Frankfurt, Atalanta ayaa la ballansan kooxda RB Leipzig, halka West Ham United ay booqan doonto Lyon.

Dhanka kale tartanka Europa Conference League ayaa isna soo gaaray siddeed dhammaadka kooxaha caawa ciyaari doonana waxaa ka mid ah PSV Eindhoven oo la dheeli doonta Leicester City iyo Kooxda Macallin Jose Mourinho ee Roma oo madaxa gelin doonta Bodoe/Glimt.

Kulammada laga ciyaari doono siddeed dhammaadka Europa League & saacadaha ay soo geli doonaan:-

07:45 Fiidnimo Atalanta vs RB Leipzig

10:00 Habeennimo Barcelona vs Eintracht Frankfurt

10:00 Habeennimo Lyon vs West Ham United

10:00 Habeennimo Rangers vs SC Braga

Kulammada laga ciyaari doono siddeed dhammaadka Europa Conference League & saacadaha ay soo geli doonaan:-

07:45 Fiidnimo PSV Eindhoven vs Leicester City

10:00 Habeennimo PAOK FC vs Marseille

10:00 Habeennimo Roma vs Bodoe/Glimt

10:00 Habeennimo Slavia Prague vs Feyenoord

FG: Dhammaan saacadaha aan soo sheegtay waa xilliga geeska Afrika.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles