Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Tartanka Kabta Dahabka oo meel xiiso leh maraya, Kane iyo Salah oo ka sareeya Lionel Messi (Arag sida loo kala sareeyo)

$
0
0

(Yurub) 13 Feb 2018 Tartanka kabta dahabka ayaa meel xiiso leh maraya xiliciyaareed kaan, waxaana hogaanka u haaya weerar yahanka Tottenham ee Harry Kane.

Seddexda laacib ee ugu sareeya tartanka kabta dahabka ayaa dhamaantood ah weerar yahano ka xamaasha horyaalka ingiriiska.

Lionel Messi ayaa ku jira booska 5-aad waana wax aan looga baran sanadihii u danbeeyay, laacibka ayaa ku guul daraystay inuu gool ka dhaliyo Getafe kulankii axadii.

Image result for Kane, Salah Messi

Liiska Kala Saraynta Tartanka Kabta Dahabka:

1- Harry Kane 23-gool (46 dhibic).

2- Mohamed Salah 22-gool (44 dhibic).

3- Sergio Aguero 21-gool (42 dhibic).

4- Edinson Cavani 21-gool (42 dhibic).

5- Lionel Messi 20-gool (40 dhibic).

6- Ciro Immobile 20-gool (40 dhibic).

7- Neymar 19-gool (38 dhibic).

8- Robert Lewandowski 19-gool (38 dhibic).

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles