Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Neymar oo Shuban ku dhacay Yaa ku daartay????

$
0
0

(Paris) 24 Feb 2018. Neymar ayaa la dhibtoonaya Shuban kaddib Infakshan caloosha ah taa oo la sheegayo inay ku sii fideyso xiddigaha PSG.

Saxiixa cusub ee PSG Lassana Diarra ayaa isagu calool xanuunka keenay horaantii Usbuuca waxayna iminka u muuqataa inay u soo gudubtay xiddiga reer Brazil.

Tababare Unai Emery ayaa xaqiijiyay in shaki laga muujinayo taam ahaanshaha Neymar ee kulanka ay berito la ciyaari doonaan Marseille.

 PSG manager Unai Emery is sweating on the fitness of star striker Neymar ahead of Marseille clash

“Dhakhtar Maahi, Dhakhtarka kooxda ayaa si fudud iigu sheegay inuu  Xanuunsan yahay Neymar,” Emery ayaa sidaa yiri.

“Neymar wuxuu xanuunsan yahay, waxaan rajeynayaa inuu heli doono caafimaad ku filan uu sabtida tababarka ku sameeyo intaa kaddibna uu axada ciyaaro.

“Ma ahan dhaawac, waa xanuun caloosha ah iyo xumad yar, waa mid la mid ah jiradii uu shalay qabay Lass Diarra.”.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles