Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Mbappe walaalkii oo kulankiisii ugu horreeyay Gool u dhaliyay PSG

$
0
0

(Paris) 29 Maarso 2018. Kylian Mbappe walaalkii Ethan ayaa kulankiisii ugu horreeyay gool u dhaliyay yar yarka PSG.

Da’yarka ayaa qeyb ka ahaa koobka Mediterranean International Cup ee lagu qabtay Spain oo ay horey u soo mareen xiddigo waa wayn sida Lionel Messi, Cesc Fabregas iyo Marcelo.

Koobka xiddigaha ay da’doodu ka yartahay 12-jirada ayay PSG sagaal gool ku xaaqday Ys Gem.

Mbappe walaalkii oo xirnaa No.10 ayaa dhaliyay goolka todobaad ee kooxdiisa.

Yar yarka PSG ayaa ka mid ah kooxaha ugu cad cad inay ku guuleystaan koobkan.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles