Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Neymar oo shaqadaan u diray Casemiro koobka adduunka

$
0
0

(Moscow) 12 Maajo 2018 Neymar JR ayaa shaqo u yeelay saaxiibkiis Casemiro ka hor inta uusan bilaaban koobka adduunka ee sanadkaan la qabanayo.

Xiddiga reer Brazil ayaa shaqo uga dhigay Casemiro inuu sifiican u ilaaliyo Kylian Mbappe koobka adduunka haddii ay isku aadaan xulalka Brazil iyo France.

Image result for Neymar Kylian Mbappe

Neymar ayaa si wayn u amaanay da’yarka ay kawada tirsayihiin PSG ee Kylian Mbappe, wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay da’yarka haatan ugu fiican adduunka.

26 jirkaan oo u sheegayay Casemiro inuusan dhib gaarsiin Kylian Mbappe koobka adduunka ayaa yiri:

“Kylian Mbappe Waa mucjiso, waxaan u sheegay Casemiro inuu si fiican u dhawro haddii Brazil ay ku aado France koobka adduunka”.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles