Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Neymar oo ku Faanay Maaliyadan … Iyadoo lala xariirinayo Real Madrid

$
0
0

( France) 12 Maajo 2018. Iyadoo la is weydiinayo halka uu ku dambey doono muqstaqbalkiiba, Neymar ayaa ka hadlay baraha bulshada isagoona tilaamay in laga yaabo inuu sii joogo kooxda Paris Saint-Germain xagaaga dambe.

Laacibka reer Brazilian waa mid si xoogan loola ariirinaayo u dhaaqista kooxda Real Madrid iyadoo xitaa aabihii uu u sheegay kooxda uu hadda kamid yahay in wiilkiisa uu doonayo inuu dhaqaaqo.

“Ku faan xirashada funaanada cusub siina wado farxadaada,” ayuu kusoo qoray bartiisa Twitter-ka uu ku leeyahay xili Neymar  uu xiran yahay maaliyada kal cayaareedka dambe 2018/19 ee kooxda PSG.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles