Quantcast
Channel: France – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

“Xidigaha kooxda PSG waxay si fiican u ciyaareen Koobka Aduunka 2018”… Nasser Al-Khelaifi

$
0
0

(PSG) 20 Luulyo 2018. Madaxweynaha kooxda PSG Nasser Al-Khelaifi ayaa ku amaanay Mbappé wax qabadkiisa xulka qaranka Faransiiska iyo guushii uu ka gaaray koobka aduunka ay dhawaan ku guuleysteen.

“Xidiga kooxda PSG Mbappé si fiican ayuu u ciyaaray Koobka Aduunka 2018”.

Nasser Al-Khelaifi ayaa sidoo kale sheegay in Neymar Jr uu qabtay shaqo fiican inta lagu gudi jiray koobka aduunka 2018.

“Cadaadiska ayaa ahaa mid aad u saarnaa Brazil, halka France ay sameysay dadaal weyn waxayna ku guuleysatay koobka aduunka 2018”.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2836

Trending Articles