Olivier Giroud oo ka hadlay eedeynta uu marwalba la kulmo
(Moscow) 17 Luulyo 2018 Weerar yahanka xulka France iyo kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ayaa ka hadlay eedeynta uu marwalba la kulmo. Laacibka ayaa ciyaaray dhamaan 7-dii kulan ee xulka France uu...
View ArticleHaddii Arsene Wenger uu madaxwayne ka ahaan lahaa Faransiiska wuxuu waajib ka...
(Paris) 17 Luulyo 2018 Tababarihii ka tagay Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka jawaabay su’aalo badan oo la waydiiyay. Su’aalaha waxaa qayb ka ahaa haddii uu jiro sharci uu dhaqan galin lahaa haddii uu...
View Article“Kylian Mbappé iyo Neymar ma bixi doonaan”… Luis Fernández
(PSG) 17 Luulyo 2018. Luis Fernández oo agaasimaha dhanka tababarka kooxda PSG ayaa sheegay in xidigaha Kylian Mbappé iyo Neymar Jr aysan ka tagi doonin kooxda suuqan xagaaga. Waxaa jiray dhawaanahan...
View ArticleLAYAAB: Ciyaartoyda iyo tababaraha xulka France oo la ogaaday inay taaban...
(Moscow) 17 Luulyo 2018 Ciyaartoyda xulka qaranka France ayaa la ogaaday arin la yaab leh oo ay samayn jireen kulan walba hortiis koobkii adduunka. 7-dii kulan ee xulka France uu ciyaaray koobkii...
View Article“Kylian Mbappé wuu ka duwan yahay dhamaan ciyaartoyda kale aan lasoo kulmay”…...
(France) 18 Luulyo 2018. Raphaël Varane ayaa ku tilmaamay saaxiibkiis isku dalka kasoo wada jeedaan ee Kylian Mbappé inuu yahay xidig ka yimid duunyo kale. Kadib markii ay ku wada guuleysteen koobka...
View ArticleParis Saint-Germain oo diyaar u ah in laacibkeeda Adrien Rabiot uu ku biiro...
(PSG) 19 Luulyo 2018. Wargeyska “Mondo Deportivo” ee dalka Spain ayaa sheegay in Kooxda Paris Saint-Germain ay diyaar u tahay in laacibkeeda Adrien Rabiot uu u dhaqaaqo kooxda Barcelona. Paris...
View ArticlePSG oo doonaysa inay iibiso labadaan laacib midkood! (Neymar mise Mbappe)!
(Paris) 19 Luulyo 2018 Kooxda reer France ayaa go’aamisay mustaqbalka Kylian Mbappe iyo Neymar oo labaduba lala xiriirinayo kooxda Real Madrid. Mundo Deportivo ayaa daaha ka qaaday in kooxda PSG ay...
View ArticleDonnarumma oo goolhaye Buffon ku la midoobaya PSG
(Paris) 19 Luulyo 2018 Goolhayaha kooxda AC.Milan ee Gianluigi Donnarumma ayaa ku sii jeeda kooxda PSG sida uu baahiyay Sky Italia. 19 jirkaan ayaa go’aansaday inuu isaga tago kooxdiisa suuqa xaggaagan...
View ArticleParis St Germain oo qarka u saaran in Manchester United ay ku garaacdo...
(PSG) 19 Luulyo 2018. Paris St Germain ayaa kaga hogaamineysa Manchester United tartanka loogu jiro daafaca Milan Leonardo Bonucci, sida ay ku waramayaan saxaafada dalka Talyaaniga. Sida laga soo...
View Article“Antoine Griezmann waa xidiga ugu fiican aduunka”… Gabi oo amaanay...
( Atlético) 19 Luulyo 2018. Kabtankii hore kooxda Atlético Madrid Gabi ayaa u arka in laacibka reer France uu yahay kan ugu fiican aduunka. Gabi ayaa ayaa u sheegay “Mundo Deportivo” ee dalka Spain in...
View ArticleMadaxweynihii hore kooxda Pescara oo kula taliyay Marco Verratti inuu ka...
(PSG) 19 Luulyo 2018. Madaxweynihii hore Marco Verratti ee kooxda Pescara ayaa kula taliyay xidiga khadka dhexe reer Talyaani inuu isaga dhaqaaqo Paris St Germain, si uu tijaabiyo loolan cusub....
View Article“Daanyeero ayaa ku guulaystay koobka adduunka”! – Ciyaartoyda xulka France oo...
(Paris) 19 Luulyo 2018 Wargays ka soo baxa dalka Faransiiska ayaa cunsuriyad kula kacay ciyaartoyda xulka qaranka France oo ku guulaystay koobka adduunka. Wargayska Charlie Hebdo ayaa daanyeero u...
View ArticleNeymar Jr oo qalbi jab ku riday jamaahiirta Real Madrid, kadib markii uu ka...
(Real Madrid) 20 Luulyo 2018. Xidiga kooxda Paris St Germain Neymar ayaa ka baxay aamusnaanta ka dib markii lala xiriiriyay inuu u dhaqaaqayo Real Madrid Isbuucyadii lasoo dhaafay. Waxaa jiray warar...
View ArticleWaa kuwee kooxaha ay xiddigahoodu goolasha ugu badan ka dhaliyeen Koobka...
(Moscow) 20 Luulyo 2018. Koobka Adduunka 2018 ayaa lagu soo afmeeray Waddanka Ruushka, waxaana ku guuleystay xulka qaranka Faransiiska kaddib markii uu 4-2 uga adkaaday Croatia kulankii Final-ka ee...
View ArticleTaageerayaal Afrikaan ah oo ku go’doonsan dalka Ruushka kaddib markii….
(Moscow) 20 Luulyo 2018. Koobka Adduunka 2018 ayaa Axaddii la soo dhaafay lagu soo gabagabeeyey Waddanka Ruushka kaasoo marti gelinayey sanadkan dhacdada ugu weyn kubadda cagta. Xulka qaranka...
View ArticleMadaxweynaha xiriirka kubada cagta dalka Spain ee Javier Tebas oo ku...
(Spian) 20 Luulyo 2018. Madaxweynaha xiriirka kubada cagta dalka Spain ee Javier Tebas ayaa xaqiijiyay ayaa sheegay inuusan wax dhibaato ah ku qabin inuu dagaal la galo maamulka horyaalka dalka France...
View Article“Xidigaha kooxda PSG waxay si fiican u ciyaareen Koobka Aduunka 2018”… Nasser...
(PSG) 20 Luulyo 2018. Madaxweynaha kooxda PSG Nasser Al-Khelaifi ayaa ku amaanay Mbappé wax qabadkiisa xulka qaranka Faransiiska iyo guushii uu ka gaaray koobka aduunka ay dhawaan ku guuleysteen....
View ArticleGriezmann oo si Geesinimo leh Loogu soo Dhaweeyay Gurigiisa isagoo Kumanaan...
( Macon ) 21 Luulyo 2018. Antoine Griezmann ayaa ahaa mid helay soo dhaweyntii ugu weyneed nolashiisa markii uu booqday jimcihii magaalada uu kasoo jeedo ee Macon. Griezmann, oo uu wehliyo koobka...
View ArticleFrance Football oo shaaca ka qaaday liiska musharaxiinta abaal marinta Ballon...
(Yurub) 21 Luulyo 2018. Majalada France Football ayaa waxay shaaca ka qaaday liiska musharaxiinta abaal marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or sanada 2018. Sagaal ciyaaryahan ciyaryahan ayaa liiskan ku...
View ArticleChelsea oo looga adkaaday saxiixa Aleksandr Golovin
(Monaco) 21 Luulyo 2018 Chelsea ayaa u muuqata koox ku guul daraysatay saxiixa laacibka kooxda CSKA Moscow iyo xulka Ruushka ee Aleksandr Golovin. Blues ayaa hogaanka u haysay tartanka loogu jiray...
View Article