(Yurub) 07 Maajo 2018. Suuqa kala iibsiga xiddigaha ee xagaaga ayey kooxo dhowr ah diiradda ku hayaan inay kala soo wareegaan dhowr ciyaaryahan.
Haddaba shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo uruurisay 50-ka ciyaaryahan ee sare oo laga bartlmaameed-sanayo suuqa xagaaga 2018, waxaana ku jira xiddigo magac ku leh kubadda cagta.
Griezmann, Bale, Hazard iyo Fekir ayaa hoggaanka u haya xiddigaha suuqa kala iibsiga xagaaga laga doonayo.
Haddaba halkaan hoose waxaan idin kugu soo gudbinaynaa 50-ka ciyaaryahan ee laga bartilmaameed-sanayo suuqa xagaaga 2018, Sawirradooda, Kooxaha ay ka tirsan yihiin iyo boosaska ay ka ciyaaraan:-
Toby Alderweireld | Tottenham | Difaac
Alisson | Roma | Goolhaye
Leon Bailey | Bayer Leverkusen | Weeraryahan
Gareth Bale | Real Madrid | Weeraryahan
Michy Batshuayi | Chelsea | Weeraryahan
Hector Bellerin | Arsenal | Difaac
Andrea Belotti | Torino | Weeraryahan
Julian Brandt | Bayer Leverkusen | Khadka Dhexe
Emre Can | Liverpool | Khadka Dhexe
Thibaut Courtois | Chelsea | Goolhaye
Bryan Cristante | Benfica | Khadka Dhexe
David de Gea | Manchester United | Goolhaye
Matthijs de Ligt | Ajax | Difaac
Stefan de Vrij | Lazio | Difaac
Kerem Demirbay | Hoffenheim | Khadka Dhexe
Abdou Diallo | Mainz | Difaac
Gianluigi Donnarumma | AC Milan | Goolhaye
Christian Eriksen | Tottenham | Khadka Dhexe
Nabil Fekir | Lyon | Weeraryahan
Willem Geubbels | Lyon | Weeraryahan
Antoine Griezmann | Atletico Madrid | Weeraryahan
Mauro Icardi | Inter | Weeraryahan
Jorginho | Napoli | Khadka Dhexe
Eden Hazard | Chelsea | Khadka Dhexe
Harry Kane | Tottenham | Weeraryahan
N’Golo Kante | Chelsea | Khadka Dhexe
Kalidou Koulibaly | Napoli | Difaac
Toni Kroos | Real Madrid | Khadka Dhexe
Thomas Lemar | Monaco | Weeraryahan
Robert Lewandowski | Bayern Munich | Weeraryahan
Riyad Mahrez | Leicester City | Weeraryahan
Malcom | Bordeaux | Weeraryahan
Kostas Manolas | Roma | Difaac
Anthony Martial | Manchester United | Weeraryahan
Kylian Mbappe | PSG | Weeraryahan
Dries Mertens | Napoli | Weeraryahan
Max Meyer | Schalke | Khadka Dhexe
Ruben Neves | Wolves | Khadka Dhexe
Neymar | PSG | Weeraryahan
Jan Oblak | Atletico Madrid | Goolhaye
Christian Pulisic | Borussia Dortmund | Weeraryahan
Richarlison | Watford | Weeraryahan
Danny Rose | Tottenham | Difaac
Jean Seri | Nice | Khadka Dhexe
Ryan Sessegnon | Fulham | Difaac / Khadka Dhexe
Cedric Soares | Southampton | Difaac
Carlos Tevez | Boca Juniors | Weeraryahan
Fernando Torres | Atletico Madrid | Weeraryahan
Timo Werner | RB Leipzig | Weeraryahan
Willian | Chelsea | Weeraryahan
Gool FM.