Quantcast
Channel: France – Gool FM
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juventus oo labo xiddig ka doonaysa PSG

(Torino) 04 Maajo 2018 Juventus ayaa suuqa u galaysa soo xerogalinta labo laacib oo u ciyaara kooxda PSG dhamaadka xiliciyaareed kaan. Wargayska TuttoSport ayaa daaha ka qaaday in tababare Allegri uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Koscielny oo seegaya koobka adduunka

(London) 05 Maajo 2018 Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in Laurent Koscielny uu seegayo koobka adduunka. Kabtan ku xigeenka Arsenal ayaa ku dhaawacmay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Didier Deschamps oo dib u Dhigay Magacaabista Cayaartoyda Xulka France u...

( France ) 05 Maajo 2018. Macalinka xulka qaranka France Didier Deschamps ayaa dib u dhigay magacaabista xiddigaha koobka adduunka ku matalaya. Go’aanka dib u dhaca ayaa ah ilaa finalka Europa League...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo gaaray Paris iyo waqtiga uu sida rasmiga ah u ciyaarayo oo la ogaaday

(Paris) 05 Maajo 2018 Neymar ayaa shalay gaaray caasimada faransiiska ee Paris si uu u dhamaystiro ka soo kabashadiisa qaliinkii uu maray. Le Parisien ayaa baahisay in Neymar uusan wax kulan ah u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War u wanaagsan xulka Brazil: Neymar oo markii ugu horaysay bilaabay...

(Paris) 05 Maajo 2018 Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa shalay soo gaaray caasimada Faransiiska ee Paris si uu u dhamaystiro soo kabashadiisa. Laacibka ayaa muddo ku maqnaa dalkiisa kadib qaliin looga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Layaab Iguma Noqon Doonto Hadii Uu Neymar Jr Ku Biiro Kooxda Real Madrid...

(Real Madrid) 06 May 2018. Laacibkii hore xulka qaranka Brazil José Edmílson ayaa sheegay inaysan la yaab ku noqon doonin haddii uu Neymar ku biiro kooxda Real Madrid suuqa kala iibsiga ee soo aadan,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Mbappé Wuxuu Doonayay Inuu Heshiis La Gaaro Midkood Barcelona Ama Real Madrid”

(PSG) 06 May 2018. Macalinka kooxda Paris-Saint-Germain  ayaa wuxuu ka hadlay sida uu weeraryahanka kooxdiisa Kylian Mbappé ugu qalqaaliyay imaatinka garoonka Parc des Princes, Unai Emery ayaa u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warar is qilaafsan oo ka soo baxaya heshiiska Liverpool iyo Nabil Fekir

(Liverpool) 06 Maajo 2018 Waxaa si xowli ah warbaahinta ciyaaraha loogu baahiyay heshiis dhex maray kooxda Liverpool iyo xiddiga Lyon ee Nabil Fekir. Idaacada RMC qaybteeda ciyaaraha ayaa lagu baahiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nabil Fekir oo beeniyay inuu heshiis la gaaray Liverpool

(Lyon) 07 Maajo 2018 Xiddiga kooxda Lyon ee Nabil Fekir ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya inuu heshiis la gaaray Liverpool. Shalay galinkii dambe ayaa la faafiyay warar sheegaya in Nabil Fekir uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Top 50: Griezmann, Bale & Hazard oo hoggaaminaya 50-ka ciyaaryahan ee sare oo...

(Yurub) 07 Maajo 2018. Suuqa kala iibsiga xiddigaha ee xagaaga ayey kooxo dhowr ah diiradda ku hayaan inay kala soo wareegaan dhowr ciyaaryahan. Haddaba shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Angel Di Maria oo dib ugu laabanaya Madrid si uu badal ugu noqdo ……..!

(Madrid) 08 Maajo 2018 Xiddigii hore ee Real Madrid ee Angel Di Maria ayaa dib ugu laabanaya magaalada Madrid oo uu ka tagay xaggaagii 2014. Soo laabashada Di Maria ee magaalada Madrid ma ahan inuu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laurent Koscielny oo Garoomada ka Maqnaan Doona Muddo Lix Bilood

( England ) 08 Maaj 2018. Daafaca Laurent Koscielny ayaa maray qaliin dhaawicii soo gaaray iyadoo uu maqnaan doono lix bilood, sida uu shaaciyay macalinka Arsenal Arsene Wenger. Xiddiga France kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thiago Motta oo ku fikiraya inuu ka fariisto kubadda cagta dhamaadka...

(Paris) 08 Maajo 2018 Kubadd qaabeeyaha kooxda PSG ee Thiago Motta ayaa sheegay inuu ku fikirayo ka fariisashada kubadda cagta dhamaadka xiliciyaareed kaan. 35 jirkaan oo isku haysta dhalashada Barzil...

View Article


Thiago Silva Oo Sheegay Kahor Koobka Aduunka In Neymar Jr Uu La Dhibtoonayo...

(PSG) 08 Maajo 2018. Kabtanka kooxda PSG ee reer Brazil Thiago Silva ayaa wuxuu ka hadlay xaalada xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee Neymar Jr, kaasoo mudo aad u fog dhaawac garoomada kaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dani Alves oo halis ugu jira inuu seego koobka adduunka

(Paris) 09 Maajo 2018 Daafaca kooxda PSG iyo xulka Brazil ee Dani Alves ayaa la kulmay xalay kulankii Final-ka French Cup dhaawac aad looga naxay. Dhaqaatiirta xulka qaranka Brazil iyo kuwo kooxda PSG...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Edinson Cavani oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Atletico Madrid

(Paris) 09 Maao 2018 Weerar yahanka kooxda PSG ee Edinson Cavani ayaa ka hadlay wararka la xiriirinaya kooxda Atletico Madrid. Shalay ayaa la baahiyay warar sheegaya in Atletico Madrid ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Hadda ka hor AABIHIIS ayaa igu Qeyliyay.”.- Sheeko YAAB leh oo ku Saabsan...

(Europe) 09 Maajo 2018. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga PSG Thiago Motta ayaa daaha ka rogay Sheeko Yaab leh oo kala qabsatay isaga iyo Lionel Messi aabihii. Laacibka reer Brazil ayaa ku soo biiray...

View Article


Xiddiga Man United ee Paul Pogba oo dalab ka helay Kooxda Paris Saint-Germain

(Paris) 09 Maajo 2018.  Sida wararku ay sheegayaan ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Paul Pogba ayaa dalab ka helay naadiga Paris Saint-Germain ee Waddanka Faransiiska. Warsidaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aabaha dhalay Neymar oo bilaabay sidii wiilkiisa uu uga kaxayn lahaa PSG

(Paris) 10 Maajo 2018 Aabaha dhalay laacibka kooxda PSG ee Neymar ayaa bilaabay wadadii wiilkiisu uu uga tagi lahaa kooxda reer France dhamaadka xiliciyaareed kaan. Wargayska Sport ayaa baahiyay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nabil Fekir Aabihiis oo ka hadlay heshiiska la sheegay inuu la gaaray Liverpool

(Liverpool) 10 Maajo 2018 Aabaha dhalay xiddiga kooxda Lyon ee Nabil Fekir ayaa ka hadlay wararka sheegaya in wiilkiisu uu heshiis la gaaray Liverpool. Isbuucaan gudihiisa ayaa la baahiyay in Liverpool...

View Article
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live