RASMI: Xiddigaha u sharran abaal-marinnada laacibka boos walba ugu fiican...
(Yurub) 17 Sebt 2020. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa shaaciyey xiddigaha u sharraxan abaal-marinta boos walba ee ugu fiican sanadka sida Goolhayaha ugu wanaagsanaa, daafaca, khadka...
View ArticleLiverpool oo qorsheeneysa in Real Madrid ay kula dagaalanto saxiixa Kylian...
(Liverpool) 22 Sebt 2020. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa soo wariyay in Liverpool ay qorsheyneyso inay qandaraas la gasho xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé, inta lagu...
View ArticleRASMI: Frank Lampard oo xaqiijiyey in heshiiska Edouard Mendy uu dhammaaday,...
(London) 22 Sebt 2020. Macallinka Kooxda kubadda Chelsea ee Frank Lampard ayaa xaqiijiyey in heshiiska Edouard Mendy uu yahay mid dhammaaday, iyadoo goolhayaha uu haatan tijaabada caafimaad u marayo...
View ArticleRASMI: Kooxda Chelsea oo dhammaystirtay saxiixa Edouard Mendy
(London) 24 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa goordhow ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa goolhaye Edouard Mendy, kaasoo ay kala soo wareegeen naadiga Rennes. Xiddiga reer Senegal...
View ArticleParis Saint-Germain oo doonaysa inay la wareegto xiddig ka tirsan Kooxda...
(Paris) 24 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay u dhaqaaqdo soo xero-gelinta daafaca naadiga Chelsea ee Antonio Rudiger, ka hor inta aan...
View ArticleMan United, Chelsea, Real Madrid, Inter, Borussia Dortmund & Guud ahaan...
(Yurub) 26 Sebt 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga, Serie A iyo Bundesliga dalka Jarmalka....
View ArticleMan City, Tottenham, Barcelona, Atletico, Bayern Munich, PSG, Milan, Juve &...
(Yurub) 27 Sebt 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga, Serie A, Ligue 1 iyo Bundesliga dalka...
View ArticleParis Saint-Germain oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddig ka...
(Paris) 28 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee ka dhisan Waddanka Faransiiska ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa laacib ka tirsan Chelsea. Kooxda...
View ArticleKooxda Lyon oo wakhti kama dambeys ah siisay Barcelona haddii ay doonayso...
(Barcelona) 29 Sebt 2020. Madaxweynaha kooxda Lyon ee Jean-Michel Aulas ayaa xaqiijiyay in Barcelona ay heysato maalmo kooban oo ay ku dhameystiri karto heshiiska Memphis Depay. Memphis Depay ayaa ah...
View ArticleRASMI: Pogba & Mbappe oo hoggaaminaya liiska xiddigaha xulka qaranka...
(Paris) 01 Okt 2020. Pogba & Mbappe ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha xulka qaranka Faransiiska ee lagu dhawaaqay kuwaasoo ciyaari doona kulammada xulka ku soo aaddan. Liiskan xiddigahan ayaa...
View ArticleRASMI: Robert Lewandowski oo ku guuleystay abaal-marinta Weeraryahanka xilli...
(Geneva) 01 Okt 2020. Munaasadda isku aadka heerka guruubyada Champions league ayaa socota, iyadoo sidoo kale xafladdaan lagu bixinayo abaal-marinno kala duwan. Hadda waxaa la bixiyey abaal-marinta...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka heerka guruubyada Champions League 2020/21 oo la...
(Geneva) 01 Okt 2020. Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada Champions League oo caawa lagu sameeyey Waddanka Switzerland. Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa waxa ay guruub la...
View ArticleChelsea, Man City, Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Roma & Guud ahaan...
(Yurub) 03 Okt 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga, Serie A, Ligue 1 iyo Bundesliga dalka...
View ArticleKooxda Lyon oo go’aamisay mustaqbalka xiddigaheeda Memphis Depay iyo Houssem...
(Lyon) 03 Okt 2020. Warbaahinta Faransiiska ayaa xaqiijisay galabnimadan Sabtida ah in kooxda Lyon oo uu hogaaminayo madaxweynaheeda Jean-Michel Aulas ay go’aamiyeen mustaqbalka xiddigaha kala ah...
View ArticleArsenal, Man Utd, Liverpool, Real Madrid, Barcelona, Milan, Inter, Juve,...
(Yurub) 04 Okt 2020. Kulamo ka tirsan horyaallada waa weyn qaaradda Yurub ayaa maanta iyo caawa la ciyaari doonaa, waxaana ka mid ah Premier League, La Liga, Serie A, Ligue 1 iyo Bundesliga dalka...
View ArticleOlivier Giroud oo sharaxay xiriirka qariibka ah ee kala dhexeeya Karim Benzema
(London) 06 Okt 2020. Weeraryahanka kooxda Chelsea Olivier Giroud ayaa shaaca ka qaaday nooca xiriirka uu la leeyahay xiddiga naadiga Real Madrid ee Karim Benzema, kaddib markii ay hadalo kulul is...
View Article“Messi waligiis ma joogi doono… Griezmann waa mustaqbalka Barcelona” –...
(Yurub) 07 Okt 2020. Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ayaa xaqiijiyay aragtidiisa ku aadan in Lionel Messi uusan waligiis sii joogi doonin Barcelona. Dhinaca kale Olivier Giroud ayaa...
View ArticleEdinson Cavani safashadiisa ugu horreysay ee Kooxda Manchester United oo dib...
(Manchester) 07 Okt 2020. Edinson Cavani ayaa safashiisa ugu horreysa ee kooxda Manchester United ay dib u dhacday isagoo wajahaya karaantiil. Edinson Cavani waa inuu sugayaa inuu ciyaaro kulankiisa...
View ArticleLAYAAB: Macallinka xulka qaranka Ukraine oo isku daray xiddigaha caawa...
(Paris) 07 Okt 2020. Macallinka xulka qaranka Ukraine ee Oleksandr Shovkovskiy ayaa isku daray liiska xiddigaha xulka ee caawa ka hortagaya dhiggooda Faransiiska. Tababaraha Ukraine ayaa ka mid ah...
View ArticleDepay oo si qiiro leh kaga hadlay fashilka ku yimid heshiiskii uu ugu biiri...
(Lyon) 08 Okt 2020. Laacibka reer Holland iyo kooxda Lyon ee Memphis Depay ayaa muujiyay sida ay layaab ula noqotay sida uu u fashilmay heshiiska uu ugu biiri lahaa naadiga Barcelona, daqiiqadihii ugu...
View Article