RASMI: Chelsea oo shaacisay inay dhameystirtay saxiixa kabtankii PSG ee...
(London) 28 Agoosto 2020. Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay inay dhameystirtay saxiixa daafaca reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Thiago Silva. Blues ayaa ku dhawaaqday inay la saxiixatay...
View Article“Waxaan la saxiixan doonaa Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Pep Guardiola”
(Yurub) 30 Agoosto 2020. Dhowr warbaahin ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu codsaday inuu ka tago Barcelona xagaagan, waxaana lala xiriirinayay inuu ku biirayo kooxo badan ee Yurub xagaagan, marka loo...
View ArticleKooxda PSG oo Inter Milan ka dhex aragta bedelka Thiago Silva oo ka tagay...
(London) 01 Seb 2020. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa la soo warinayaa inay bedelka kabtankeedii Thiago Silva ka dhex aragto naadiga reer Talyaani ee Inter Milan. Naadiga reer France ee PSG ayaa isku...
View ArticleESM oo shaacisay kooxda ugu wanaagsan sanad ciyaareedkii tagay ee 2019/20
(Yurub) 01 Sebteembar 2020. Lionel Messi iyo Marc-Andre ter Stegen kaliya ayaa ah xiddigaha ka ciyaara horyaalka La Liga ee ku jira kooxda ay soo xulatay madasha ay ku mideysan yihiin warbaahinta...
View ArticleParis Saint-Germain oo dooneysa inay lasoo saxiixato xiddig ka tirsan kooxda...
(Paris) 02 Seb 2020. Paris Saint-Germain ayaa dooneysa inay lasoo saxiixato xiddiga heerka caalami ee dalka Spain iyo kooxda kubaddca cagta Arsenal ee Héctor Bellerín, inta lagu guda jiro suuqa kala...
View ArticleMemphis Depay oo go’aamiyay wararka la xiriirinayay inuu ku biirayo kooxda...
(France) 02 Seb 2020. Xiddiga reer Hollan ee Memphis Depay ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda uu haatan ka tirsan yahay ee Olympique Lyonnais, iyo suurtogalnimada uu kaga tagi karo naadiga reer...
View ArticleRASMI: Neymar oo hoggaaminaya saddex ciyaaryahan oo ka tirsan Kooxda PSG,...
(Paris) 02 Seb 2020. Neymar Jr ayaa noqday ciyaaryahankii saddexaad ee ka tirsan Kooxda koowaad ee PSG kaasoo laga helay Korona Fayras, kaddib Leandro Paredes & Angel di Maria, sida uu warinayso...
View ArticleMbappé oo caddeeyay waxa ay u baahan tahay PSG si ay ugu guuleysato Champions...
(Paris) 06 Seb 2020. Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappé ayaa cadeeyay waxa ay u baahan tahay kooxdiisa Paris Saint-Germain si ay ugu guuleysato koobka Champions League. Kylian Mbappé ayaa...
View ArticleAgaasimaha ciyaaraha PSG oo ka hadlay mustaqbalka Neymar iyo Mbappé
(Paris) 07 Seb 2020. Agaasimaha ciyaaraha Paris Saint-Germain ee Leonardo Araújo ayaa shaaca ka qaaday inay qaadeen tallaabo rasmi ah oo qandaraaska loogu kordhinayo xiddigaha kooxda, ee Neymar Jr iyo...
View ArticleMemphis Depay oo ka hadlay wararka la xiriirinaya inuu ku biirayo kooxda...
(Yurub) 08 Seb 2020. Weeraryahanka reer Holland iyo kooxda Lyon ee Memphis Depay ayaa xaqiijiyay xiisaha kaga imaanaya naadiga Barcelona, si ay ula saxiixdaan inta lagu gudi jiro suuqan xagaaga. Magaca...
View ArticleChelsea oo xiiseyneysa inay la soo saxiixato laacibka kooxda PSG ee…..
(London) 08 Seb 2020. Shabakada “Le10Sport” ee dalka Faransiiska ayaa shaacisay in kooxda kubadda cagta Chelsea ay ku fikireyso inay la soo saxiixato goolhaayaha Paris Saint-Germain ee Alphonse Areola....
View ArticleKooxda Lyon oo ku wargalisay Barcelona qiimaha ay ku iibineyso Memphis Depay
(Yurub) 09 Seb 2020. Wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa daabacay in maamulka kooxda Lyon ay dajiyeen qiimaha ay kaga iibinayaan laacibkooda Memphis Depay naadiga Barcelona, inta lagu...
View ArticleGriezmann oo soo barbareeyay rikoodh uu Zidane ka sameeyay xulka qaranka France
(Yurub) 09 Seb 2020. Weeraryahanka reer France iyo kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa taariikh ka sameeyay xulkiisa, kaddib markii uu gacan ka geystay guushii ay ka gaareen Croatia fiidnimadii...
View ArticleCristiano Ronaldo oo gooldhalin ku ceebeystay Henry iyo Van Persie kaddib...
(Yurub) 09 Sebt 2020. Cristiano Ronaldo ayaa xalay dhaafay goolkiisii 100-aad ee xulka qaranka Portugal, kaddib markii uu labo gool dhaliyey kulankii ay ka horjeedeen xulka Sweden. CR7 ayaa haatan...
View ArticleKooxda Barcelona oo heshiiska shaqsiga ah la gaartay Memphis Depay
(Barcelona) 09 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay heshiiska shaqsiga ah la gaartay Memphis Depay, iyadoo xiddiga reer Holland uu hadda ku sii dhowanaayo inuu u...
View Article“Memphis Depay ma ahan sida Messi ama Ronaldo” – Van Gaal oo ka hadlay...
(Yurub) 11 Sebt 2020. Tababaraha reer Holland ee Louis van Gaal ayaa ka hadlay wararka Memphis Depay la xiriirnaya Barcelona, wuxuuna tilmaamay in weeraryahanka kooxda Lyon uu ku dhibtoon doono haddii...
View ArticleKylian Mbappe oo u sheegay Kooxdiisa Paris Saint-Germain inuu doonaayo inuu...
(Paris) 13 Sebt 2020. Xiddiga reer France ee ee Kylian Mbappé ayaa baaqi kusii ahaan doona hoggaaminta weerarka kooxda Paris Saint-Germain xilli ciyaareedkan 2020-21. Laakiin weeraryahanka reer France...
View ArticleKooxda Manchester City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Kylian...
(Manchester) 15 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay mudnaanteeda koowaad ee suuqa kala iibsiga xiddigaha xagaaga soo socda siiso weeraryahanka...
View ArticleGabdho SHIDAN oo la dhashay Riyad Mahrez oo Beerka laga xashiriyay….(Sidee...
(Paris) 15 Sebt 2020. Labo gabdhood oo la dhashay weeraryahanka Kooxda Manchester City ee Riyad Mahrez ayaa waxaa garaacay burcad la soo kireystay xilli ay ku sugnaayeen dukaankooda lagu iibiyo...
View ArticleMadaxweynaha kooxda Lyon oo shaaca ka qaaday hadal layaab leh ee ku saabsan...
(Yurub) 16 Sebt 2020. Madaxweynaha kooxda Olympic Lyon ee Jean-Michel Aulas ayaa daaha ka qaaday hadal layaab leh ee ku saabsan heshiiska uu Memphis Depay ugu biirayo naadiga Barcelona inta lagu gudi...
View Article