Quantcast
Channel: France – Gool FM
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo niyad jabisay daafaca Real Madrid ee Pepe (Maxaa dhacay?)

(Paris) 16 Juunyo 2017 Kooxda PSG ayaa niyad jabisay daafaca Real Madrid ee Pepe kaas oo doonayay inuu ku biiro kooxda reer France. Pepe ayaa la xaqiijiyay inuu isaga dhaqaaqi doono Real Madrid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo dib ugu soo laabatay xiisaha Marco Verratti

(Munich) 16 Juunyo 2017 Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa dib ugu soo laabatay xiisaha laacibka PSG ee Marco Verratti. Xiddiga reer talyaani ayaa lala xiriiriyay inuu isaga tagi doono suuqa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo soo diiday dalabkii ugu horeeyay ee Barcelona ay ka gudbisay Marco...

(Paris) 17 Juunyo 2017 Kooxda PSG ayaa soo diiday dalabkii ugu horeeyay ee Barcelona ay ka gudbisay Marco Verratti. La Gazzetta dello Sport ayaa daaha ka qaaday in milkiilaha kooxda PSG ee Nasser...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marco Verratti oo fariin culus u diray kooxdiisa PSG

(Paris) 18 Juunyo 2017 Laacibka qadka dhexe ee Marco Verratti ayaa fariin culus u diray kooxdiisa kadib markii lala xiriiriyay Barcelona. Wakiilka Marco Verratti oo kulan magaalada Milan kula qaatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nasser Al-Khelaifi oo si shaqsi ah ula xiriiray James Rodriguez

(Paris) 18 Juunyo 2017 Milkiilaha kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi ayaa si shaqsi ah ula xiriiray kabtanka xulka Colombia ee James Rodriguez. Mundo Deportivo ayaa baahisay in milkiilaka kooxda PSG ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kylian Mbappe oo niyad jabiyay Arsenal (Kooxdee ayuu doortay?)

(Monaco) 19 Juunyo 2017 Weerar yahanka kooxda Monaco ee Kylian Mbappe ayaa niyad jabiyay kooxda Arsenal oo si wayn u doonaysay. Da’yarkaan oo wacdaro ka dhigay yurub xiliciyaareedkii dhamaaday ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pepe oo ku qancinaya Ronaldo inuu kula biiro PSG

(Madrid) 19 Juunyo 2017 Daafaca reer Portugal ee Pepe ayaa ku qancinaya saaxiibkiis Cristiano Ronaldo inuu kula biiro kooxda PSG. Ronaldo ayaa lala xiriiriyay inuu dib ugu laabanayo kooxdiisii hore ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marco Verratti oo shuruuda gaarka ah kala heshiiyay Barcelona

(Barcelona) 21 Juunyo 2017 24 jirka reer talyaani ayaa lagu soo waramayaa inuu shuruuda gaarka ah kala heshiiyay kooxda Barcelona. Marco Verratti ayaana ku qasban haatan inuu ku qanciyo maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa imisa lacagta waalida ah ee ay Monoco ka soo diiday Klopp si uu u helo...

(Liverpool) 23 Juunyo 2017. Jurgen Klopp waxa uu Anfield ka doonayaa Kylian Mbappe wax walba oo ay ku qaadato, laakiin waxaa laga soo diiday iib noqon lahaa kii ‘XAGAAGA” oo ay ku bandhigeen aduun...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Unai Emery oo ka hadlay wararka Neymar la xiriirinaya PSG

(Paris) 20 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa ka hadlay wararka kooxdiisa la xiriirinaya laacibka Barcelona ee Neymar. Unai Emery ayaa sii shiday wararka Neymar la xiriirinaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City oo qarka u saaran dhamaystirka saxiixa Benjamin Mendy

(Manchester) 21 Luulyo 2017 Kooxda Man City ayaa gabo gabo marsiinaysa dhamaystirka saxiixa daafaca kooxda Monaco ee Benjamin Mendy. City ayaa lala xiriirinayay 23 jirkaan tan iyo markii uu furmay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo ku dhaw in lacag rikoor ah ay ku soo qaadato Kylian Mbappe

(Madrid) 22 Luulyo 2017 Kooxda Real Madrid ayaa aad ugu sii dhawaanaysa inay qiimo qaali ah ku soo qaadato weerar yahanka reer France. The Sun ayaa baahisay in kooxda Real Madrid ay kula heshiisay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogoow caqabad cusub oo hor istaagi karta in Alexis Sanchez uu ku biiro PSG

(Paris) 23 Luulyo 2017 Weerar yahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez ayaa ku sii dhawaanaya inuu ku biiro kooxda PSG. Laakiin waxaa jirta caqabad cusub oo soo wajahaysa dadaalka PSG ay ugu jirto soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wenger oo daaha ka qaaday sababta PSG ay u doonayso Neymar

(London) 24 Luulyo 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa faah faahin ka bixiyay sababta kooxda PSG ay u doonayso saxiixa Neymar. Arsene ayaa sheegay in PSG ay ku guul daraysatay saxiixa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo niyad jabisay Alexis Sanchez (Maxaa dhacay?)

(Paris) 24 Luulyo 2017 Kooxda PSG ayaa niyad jabisay laacibka xulka Chile iyo Arsenal ee Alexis Sanchez kadib wadahadalo socday isbuucyadii u danbeeyay. Wakiilada Alexis Sanchez iyo maamulka PSG ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa looga hadlay shirarkii Jaraa’id ay xalay wada qabteen Barcelona iyo PSG???

(America) 26 Luulyo 2017. Waxaa isku aaday oo waqtiyo isku dhow noqday shirarkii Jaraa’id ay xalay qabanayeen kooxaha Barcelona iyo PSG taa oo qofkasta oo suuqa la socda dabcan dareen galisay. Wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo waqti u qabatay Neymar si uu u siiyo Jawaab

(Paris) 26 Luulyo 2017 Kooxda PSG ayaa ku wargalisay laacibka Barcelona ee Neymar inuu jawaab dag dag ah ka siiyo go’aankiisa ku aadan inuu ku soo biirayo iyo inkale. PSG ayaa u sheegtay Neymar inuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

PSG oo waydiisatay Barcelona in hoos loo dhigo qiimaha Neymar

(Paris) 27 Luulyo 2017 Kooxda PSG ayaa waydiisatay dhigeeda Barcelona inay hoos u dhigto qiimaha laacibkooda Neymar. L’Equipe ayaa baahisay in kooxda ka dhisan caasimada Faransiiska ay waydiisatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo ogolaatay ugu dan bayntii in arinta Neymar ay kala xaajooto PSG

(Barcelona) 29 Luulyo 2017 Barcelona ayaa aqbashay inay wada hadal la furto dhigeeda PSG sida lagu daabacay wargayska Sport ee aadka ugu dhaw Barca. Kadib hakad ku yimid wax kala iibsiga labada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saf dheer oo durba loo galay iibsiga maaliyada Neymar…(Midkiiba imisaa la...

(Paris) 04 Agoosto 2017 Taageerayaasha kooxda PSG ayaa durbadiiba bilaabay inay ku xoomaan gadashada maaliyada Neymar. PSG ayaa maanta soo bandhigtay laacibkeeda cusub kaas oo lacag qaali ah uga soo...

View Article
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live