Quantcast
Channel: France – Gool FM
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live

Manchester United oo goolhaye David de Gea siin doonta 20 milyan oo gini...

(Manchester) 10 Juunyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa goolhaye David de Gea siin doonta 20 milyan oo kaash ah haddii uu...

View Article


Paris Saint-Germain oo kalsooni weyn ka muujisay heshiiska ay ku dooneyso...

(France) 11 June 2019. Wargeyska “Dailymail” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda Paris Saint-Germain ay xaqiijisay sida ay ugu kalsoon tahay heshiiska ay ku dooneyso inay kala soo...

View Article


Julian Draxler oo xaqiijiyay inuu la dagaalay xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr

(France) 11 June 2019. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Julian Draxler ayaa ka hadlay wararka la xiriira murankii dhex maray isaga iyo Neymar Jr horaanta bishii May, kaddib kulankii horyaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10-ka shaqsi ee isbooriga noocyadiisa kala duwan ugu dakhliga badan Adduunka...

(World) 11 Juunyo 2019. Majaladda Forbes ee caanka ku ah arrimaha dhaqaalaha sidoo kale soo saarta daraasado iyo qiimeyn joogta ah ayaa si rasmi ah u shaacisay 10-ka ciyaaryahan ee isboortiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka qaranka gabdhaha USA oo 13 gool ku garaacay dhiggooda Thailand kulan ka...

(Paris) 11 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Mareykanka ayaa guul 13-0 ka gaartay dhiggooda Thailand kulan ka tirsan heerka guruubyada Koobka Adduunka ee haweenka 2019. Waxa uu kulankan ka tirsanaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kylian Mbappé oo ka fiican Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kaddib markii...

(Paris) 11 Juunyo 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta PSG iyo xulka qaranka Faransiiska ee Kylian Mbappé ayaa ka fiican Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi oo ah weeraryahannada Adduunka ugu...

View Article

Kylian Mbappé oo jawaab kulul ka bixiyay wararka la xiriirinayo kooxda Real...

(Paris) 12 Juunyo 2019. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka Faransiiska ee Kylian Mbappé ayaa sheegay in xiligan aysan ku habooneen inuu ka hadlo wararka lala xiriirinayo inuu u...

View Article

Halyeeyga Frank de Boer oo kala taliyay Matthijs de Ligt kooxda ay haboon...

(Yurub) 12 Juunyo 2019. Halyeeyga xulka qaranka Holand ee Frank de Boer ayaa kula taliyay xiddiga ay isku wadanka yihiin iyo kooxda Ajax ee Matthijs de Ligt inuu ku biiro Barcelona inta lagu gudi jiro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka qaranka gabdhaha France oo guul ka gaaray dhiggooda Norway kulan ka...

(Paris) 12 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha France ayaa guul muhiim ah 2-1 ka gaaray dhiggooda Norway kulan ka tirsan heerka guruubyada Koobka Adduunka ee haweenka 2019. kulankan ayaa ka tirsanaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka qaranka gabdhaha Australia oo cashir u dhigay dhiggooda Brazil kulan ka...

(Paris) 13 June 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Australia ayaa guul muhiim ah 3-2 ka gaartay dhiggooda Brazil kulan ka tirsan heerka guruubyada Koobka Adduunka ee haweenka 2019. kulankan ayaa ka tirsanaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka qaranka gabdhaha China oo guul ka gaaray dhiggooda South Africa kulan...

(Paris) 13 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha China ayaa guul muhiim ah 1-0 ka gaartay dhiggooda South Africa kulan ka tirsan heerka guruubyada Koobka Adduunka ee haweenka 2019. kulankan ayaa ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka qaranka gabdhaha Japan oo guul ka gaaray dhiggooda Scotland kulan ka...

(Paris) 14 June 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Japan ayaa guul muhiim ah 2-1 ka gaartay dhiggooda Scotland kulan ka tirsan heerka guruubyada Koobka Adduunka ee haweenka 2019. kulankan ayaa ka tirsanaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka Belgium oo ka soo muuqday kaalinta koowaad qiimeynta billaha xulalka...

(World) 14 Juunyo 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta shaaciyey qiimeynta billaha ah ee kala sarreynta xulalka Adduunka, waxaana kaalinta koowaad ka soo muuqday xulka qaranka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabdhaha Italy oo shan gool ku rusheeyey dhiggooda Jamaica, xilli ay...

(Paris) 14 Juunyo 2019. Xulka qaranka Italy ayaa 5-0 uga adkaaday dhiggooda Jamaica kulan ka tirsan koobka adduunka Haweenka ee ka socda Waddanka Faransiiska xilli  ay saddexleey saxiixday Cristiana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka qaranka gabdhaha Netherlands oo xasuuqay dhiggooda Cameroon kulan ka...

(Paris) 15 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Netherlands ayaa guul muhiim ee 3-1 ah ka gaaray dhiggooda Cameroon kulan ka tirsan heerka guruubyada Koobka Adduunka ee haweenka 2019. kulankan ayaa ka...

View Article


Matthijs de Ligt Hooyadiis iyo Saaxiibtiis oo Guri ka raadinaya Magaalada…

(Ajax) 15 Juunyo 2019. Hooyada dhashay iyo waliba saxiibtiis difaaca kooxda Ajax ee Matthijs de Ligt ayaa la soo warinayaa inay guri ka raadinayaan Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Xulka qaranka Canada oo iska xaadiriyey wareegga 16-ka Koobka Adduunka...

(Paris) 15 Juunyo 2019. Gabdhaha xulka qaranka Canada ayaa u soo baxay wareegga bug-baxa ee 16-ka Koobka Adduunka ee dumarka markoodii saddexaad taariikhdooda. Xulka Canada waxa ay 2-0 ku garaaceen...

View Article


“Inaanan ku guuleysanin abaal marinta Ballon d’Or waa gardaradii ugu weyneyd...

(Yurub) 16 Juunyo 2019. Xiddiga reer France ee Franck Ribéry ayaa ku tilmaamay inuusan ku guuleysanin abaal marinta Ballon d’Or sanadkii 2013-kii inay ahayd gardaradii ugu weyneyd uu la kulmay...

View Article

Arsenal oo laga soo diiday dalabkii labaad oo ay ka gudbisay Weeraryahan ka...

(London) 16 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa in laga soo diiday dalabkii labaad oo ay ka gudbisay Weeraryahanka naadiga Lorient ee Alexis Claude-Maurice. 21-sano jirkaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka qaranka gabdhaha USA oo iska xaadiriyay wareega 16-ka Koobka Adduunka...

(Paris) 16 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha USA ayaa guul muhiim ee 3-0 ah ka gaaray dhiggooda Chile kulan ka tirsan heerka guruubyada Koobka Adduunka ee haweenka 2019. kulankan ayaa ka tirsanaa...

View Article
Browsing all 2836 articles
Browse latest View live